Qiimeynta Wasiiradaha Qaranka: Horumarka Dalka iyo Damanaanta Dadka – W/Q: Cabdiraxmaan Muuse – Q.2aad
Wasaaradda Madaxtooyadda: Hordhac : Waxa tan iyo marki lagu wareejiyay xilka xukuumadda tallada dalka haatan haysa socda dedaalo horumarineed oo lagu samaynayo ku waasi oo ay...
Guddoomiyaha Guud ee Dahabshiil Group iyo Masuuliyiinta Shirkaddaasi waxay Tacsi u dirayaan Geerida Marxuum Xil. Aadan Tarabi Oogle
Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid...
Xukuumadda oo Shaacisay Tirada Barakacayaasha Dalka Gudihiisa iyo Qaxoonti Dalalka Yurub laga soo celiyey
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada din u dajinta Somaliland Md Cali Maxamed Cabdalle (Cali-biikalo), ayaa maanta sheegay in ay Wasaaradiisa u diiwaangashan yihiin...
Khasaaraha Dagaal degmada Xuddun ku Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo Maleeshiyada Khaatumo
Xuddun (SLpost)- Ciidamada Qaranka ee Jiida Xudun ayaa dhirbaaxo kulul kaga jawaabay Weerar gardaro ah oo ay ku soo qaadeen Maleeshiyaadka Nabad diidka ah...
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Sheegay inay Biyaha Gaadhsiinayaan Xaafadaha Magaalada
Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee magaalada Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa maanta ka warbixiyey waxqabadkii sanadkii 2012-kii uqabsoomay wakaalada Biyaha iyo qorshaha sanadkan cusub...
Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Xafiis Cusub Furtay Gobolka Minnesota
Minneapolis (SLpost)- Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa xafiis cusub ka furrtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayay xaruntaasi cusub ayaa lagu qabtay...
Todoba ka mid ah Maayarrada magaalooyinka Dalka oo Tabobar ku aaddan Hawlahooda looga Furay Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Maayarada Todoba Magaalo oo ka tirsan Dalka ayaa Maanta Tababar ku saabsan hanaanka shaqo ee ay u hawl galaan Waxaa looga furay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

