HomeXukuumadda oo Shaacisay Tirada Barakacayaasha Dalka Gudihiisa iyo Qaxoonti Dalalka Yurub laga...

Xukuumadda oo Shaacisay Tirada Barakacayaasha Dalka Gudihiisa iyo Qaxoonti Dalalka Yurub laga soo celiyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada din u dajinta Somaliland Md Cali Maxamed Cabdalle (Cali-biikalo), ayaa maanta sheegay in ay Wasaaradiisa u diiwaangashan yihiin qiyaas dhan 85,000 oo barakacayaal dalka gudihiisa ah.

CALI BIIKALOAgaasimhu wuxuu sheegay in arintan  ay  sababtahay xaalufka iyo dabargoynta dhirta ama seerayaasha sharci-darrada ah ee ka dhacda deegaannada Xoolo dhaqatada  arrintas oo keentay in xooluhu ka dabar go’aan qoysas badan islamarkaasna ay ku soo barakaceen magaalooyinka waa wayn ee Hargeisa iyo Burco .

Waxa kale oo uu intaasi ku daray agaasimaha wasaarada dib u dajinta jsl mudane cali biikalo in ay jiraan 35 qof oo qaxoontiya oo ka soo laabtay waddamada dibada sida waddamada Scandenivian-ka kadib markii ay ka waayeen sharcigii ay go’aansadeen inay ku soo laabtaan waddankoodii .

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dib-u-dajinta Somaliland waxa uu ku booriyey dadwaynaha reer Somaliland inay ka feejignaadaan Xaalufinta Deegaanka iyo Shidista Dhirta qoyan oo uu ku sababeeyey baro-kaca Soo badanaya.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories