HomeTelefishanka Qaranka Somaliland Oo Xafiis Cusub Furtay Gobolka Minnesota

Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Xafiis Cusub Furtay Gobolka Minnesota

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Minneapolis (SLpost)- Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa xafiis  cusub ka furrtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayay xaruntaasi cusub ayaa lagu qabtay hutel ku yaala magaalada Minneapolis waxaana ka soo qayb galay madaxda iyo hormoodka jaaliyada reer Somaliland ee ku nool gobalka Minnesota. Waxa kale oo ka soo qayb galay xubno sarsare oo ka socda aqalka wakiilada gobolka Minnesota oo ay ka mid tahay haweeynayda caanka ah ee la yidhaahdo Karen clark ,munaasibadaasi waxa kale oo ka soo qayb galay shakhsiyaad mihiima oo ka socday jaaliyadaha kale ee somalida minesota ,waxa kale oo ka soo qayb galay fanaaniin caan oo aad looga yaqaano dhulka somalidu degto oo madashaasi ka soo jeediyay madadaalo aad u heer saraysa,madashaasina waxa laga jeediyay hadalo qiimo leh oo lagu soo dhawaynayo tv-ga qaranka eeka  hano qaaday magaalada Minneapolis. Ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay  agaasimaha tv-ga qaranka Somaliland ee waqooyiga America mr.samiir barre awgab oo ka hadlay marxaldihii kal duwanaa ee uu soo maray tv-guud ee qaranka iyo marxaladihii uu soo maray xafiiskan cusub ee laga furay Minnesota ,mr samiir waxa kale uu sheegay in tv-ga qaranku uu dawaynaha reer Somaliland eeku  dhaqan gobolka Minnesota uu u suurto galin doono in ay fikirkooda  ka dhiibtaan arimah ka jira wadankooda hooyo ee Somaliland isla markaana uu noqondoona il wareed lagu kalsoonyahy oo ay kaal socdaan hor umarka ka jira wadankooda hooyo ,mudane samiir waxa uu ku nuux nuuxsaday in  uu tv-ga qaranku noqondoono mid dhex u ah dhamaan muwaadiniinta rer Somaliland eek u dhaqan dalka maraykanka muxaafid iyo mucaaridba.

Dhamaan dadkii madashaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay aad u soo dhawaynayaan tv- qaran ee ka howgalidoona magaalada Minneapolis waxayna ku tilmaameen horumar wayn ay ku talaabsatay wasaarada warfaafinta Somaliland iyo xukuumada jamhuuriyada Somaliland guudahaan, sadanihii ugu danbeeyay tv-qaranku hor u mar balaadhan ayuu sameeyay ,xarumo badan ayuu ka furtay wadamada ku yaala yurub Africa iyo asia ,xaruntani laga furay magaalada Minneapolis ayaa noqonaysa xaruntii ugu horaysay ee tilifishan afsoomaali ku hadlaayi uu ka furto magaalada Minneapolis ee wadnka maraykanka ,ugu danbayntii waxa halkaasi heeso madadaalo ah ka soo jeediyay fanaaniin caan ah oo ay ka mid tahay fanaanada caanka ah ee hodan c/raxmaan, oo ay dadkii madasha joogay oo dhami ay aad ugu riyaaqeen guud ahaan madashaasi ahaa mid aad uquruxbadan oo ay dakoo dhami ad ugu farxeen.

Somalilandpost News

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories