HomeMaareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Sheegay inay Biyaha Gaadhsiinayaan Xaafadaha Magaalada

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Sheegay inay Biyaha Gaadhsiinayaan Xaafadaha Magaalada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee magaalada  Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa maanta ka warbixiyey waxqabadkii sanadkii 2012-kii uqabsoomay wakaalada Biyaha iyo qorshaha sanadkan cusub ee 2013-ka ay ugu talo galeen  Horumarinta biyaha caasimada Hargeysa .

Ibraahim Siyaad YoonisMaareeyuhu Waxa uu Sheegay inay Qorsheeyeen Sidii Xaafado ka mid ah Caasimada loo gaadhsiin lahaa Biyaha ,isagoo intaas ku daray  inay xaafada koofur bari ee magaalada Hargeysi dhawaan heli doonaan biyo ku filan,Waxaa kale oo uu Xusay inay qorshaha Ugu jirto inay guud ahaan magaalada Hargeysa biyaha Gaadhsiin doonaan.

Maareeyaha wakaalada biyaha ee Hargaysa  Ibraahin Siyaad Yoonis waxa uu Sheegay oo kale inay Kor u qaadeen tayadda iyo nolosha Hawl wadeenada ka hawl gala Wakaalada Biyaha Isla markaana ay Iskaashi kala yeesheen Midowga Yurub iyo Hay’ada Un Habitat .

Gaba gabadii Waxa uu Maareeyuhu  sheegay inay  mashruucaasi maamuli doonto Hay’ada Habitat Mudada Sadexda Sanno ah ee uu Socdo,iyadoo marka ay dhamaadaana ay ku rajo weyn yihiin in Guud ahaan xaafadaha Caasimada Hargaysa ay heli doonaan Biyo ku filan.

Somalilandpost/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories