Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Maalmihii Jabuuti iyo Maansada Masayr – W/T Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

Tixdan Masayr waxa ay soo baxday 20/Disember/2012-ka oo aan ku sugnaa magaalada Jabuuti oo aan kaga qaybgalay afartan-guurada qoraalka farta Soomaaliga.... Waxa ay ka...

HAMBALYO: Meherka Garyaqaan Maxamed Aadan Tarabbi iyo Drs. Xamdi Xasan Warsame

Dhammaan dadkani waxay Hanbalyo Meher wacan u dirayaan Garyaqaan Maxamed Aadan Tarabbi iyo marwadiisa Drs. Hamda Hassan Warsame oo meherkoodu ka dhacay waddanka Markaykanka...

Xaal-Qaado Gabayow! – By Khaalid Kileesh

Bismilaah, ummad waliba waxa ay leedahay diin, dhaqan iyo af u gaara oo ay kaga duwantahay dadka kale, runtii inagu waagii isticmaarka ka hor...

Xisbiga UCID oo Istiqaaladda ka Aqbalay Xoghayihii Arrimaha Debedda oo is-casilay

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID , ayaa istiqaaladda ka ogolaaday Xoghayihii Arrimaha Debedda ee Xisbiga UCID Maxamed Haaruun Maxamuud oo 31-kii December ...

A tribute to Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank

It was a night, Friday was the day, 11th of January 2013, and I was alone in my room. I switched on my laptop...

Meelaha haweenku ragga ka qiimeeyaan – W/Q: Cali Coomay

Haweenku sidey u kala duwan yihiin ayey u kala duwan yihiin dookh ahaan. Taasina waxay keenaysaa inay kala aragti ka noqdaan markay qiimaynayaan ragga....

Shirkadda Dollar Store Oo Wasaaradda Ciyaaraha ku wareejisay koobkii Gobolada, Kooxda Gobolka Hawd-na ugu deeqday Dirays

Hargeysa (SLpost)- Shikadda ganacsida ee Dollar  Store, ayaa maanta deeq  qalabka ciyaaraha ah Gudoonsiisay xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Hawd kaas oo ka kooban...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img