Mala Xusi karaa Dhalashada Rasuulka (SCW)? – W/Q: Maxamed-Janaale
WAXA ILAAHAY QUR’AANKA INOOGU SHEEGEY IN AY NU KU FARAXNO RAXMADA ALLE, allah wuxuu yidhi (قُلْ بِفَضْلِ اللَّهِ وَبِرَحْمَتِهِ فَبِذَلِكَ فَلْيَفْرَحُوا هُوَ خَيْرٌ...
Ka Dhex-Eeg Noloshaada Maqaalada Kuugu Xiisaha Badan – W/Q: Roda Mohamed
ASALAMU CALAYKUM, Illaahay Ayaa Mahadleh Ilaaha Qofka Gaadhsiiya Wuxuu Rajaynayo Wax Ka Wayn, Ee Ka Waydiista Siiya Wax Ka Badan Wuxuu Waydiistay, Ee Ku...
Dawladda Somaliland Wax Ha Ka Qabato Warbaahinta Cunsuriyadda Iyo Cuqdaddu Dhaamisay Ee Somaliland Xaqiraya – W/Q: Maxamuud Maxamed
Dal weliba wuxuu leeyahay rabitaan iyo doonitaan iyo qodobo aasaas u ah jiritaanka daddeed iyo daleedba,mana doono in lagu xad gudbo oo loola dhaqmo...
Horyaalka LA LIGA oo Hoggaaminaya Liiska Kooxaha Maal-qabeennada ah ee Qaaradda Yurub.
Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ee ka dhisan Horyaalka Spain ee La Liga-ha, ayaa hoggaaminaya liiska kooxda Maalqabeennada ah ee Qaaradda Yurub, iyada oo...
Woqooyiga Kuuriya oo Maraykanka ugu Hanjabtay Hub Nukliyeer ah oo ay Tijaabinayso
Pyongyang (SLpost)- Dalka Woqooyiga Kuuriya, ayaa dabooka ka qaaday inay tijaabaniyaan gantaalada xambaara Hubka Nukliyeerka ah oo ay ugu hanjabeen inay la beegsanayaan Maraykanka,...
Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa oo Mar kale u taagan Tartanka Madaxtinimada, Xaaladda Kulmiye ee wakhtigan iyo Aragtida Xisbiga ee Midowga WADDANI iyo UMMADDA
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ahna mudane ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, ayaa daboolka...
Weftigii Wasiirrrada Somaliland oo Xal Khilaafka hoggaanka Degmada Saylac u Doonay Dalka Jabuuti
Saylac (SLpost)- Wefti ka kooban saddex Wasiir ka socda Xukuumadda Somaliland, ayaa shalay galay dalka Jabuuti ka dib markii loo maaro waayey khilaafka cakiran...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

