HomeDawladda Somaliland Wax Ha Ka Qabato Warbaahinta Cunsuriyadda Iyo Cuqdaddu Dhaamisay Ee...

Dawladda Somaliland Wax Ha Ka Qabato Warbaahinta Cunsuriyadda Iyo Cuqdaddu Dhaamisay Ee Somaliland Xaqiraya – W/Q: Maxamuud Maxamed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dal weliba wuxuu leeyahay rabitaan iyo doonitaan iyo qodobo aasaas u ah jiritaanka daddeed iyo daleedba,mana doono in lagu xad gudbo oo loola dhaqmo si ka baxsan nidaamka u dejisan, ciddii fal ka duwan ula timaadana uu sharci u leeyahay inuu talaabo sharciga waafaqsan ka qaado,haddaba sidaa si la mid ah ayay Somalilandna xaq iyo xuquuq u leedahay in la xaqdhawro oo la illaaliyo nidaamka ay dadka reer Somaliland dejisteen oo aan gaf iyo galalaf aanay galabsanin loola imanin,ciddii ula timaadaana ay tahay cid ku gafaysa, tahayna in abaalka iyo wixii ay mutaysatayba la mariyo, haddaba dadka u dhashay dalkaasi Somalia oo iyagu cadawga koowaad ee umaddani leedahay ah isla markaana ah kuwii reer Somaliland  gaagaabiyay ee xasuuqay ee dhagta dhiiga u daray  ee maati-ma-dhaaftada ahaa ayaa waxay intaasi ku darsadeen dacaayadaynta iyo yasitaanka iyagoo siyaasigooda iyo shicibkooduba  gobkasta iyo meelkastaba la joogaan dhibida iyo ku jeesjeeska Somaliland waa la yaabe marxalada iyo waayaha ay ku jiraani uma muuqdo Somaliland uun baa fah lagu soo siiyay, waa tii hore loo yidhi (maroodi takarta saran ma arkee ta kaluu arkaa)waxa ka dhigan Somalia, iyadooy sidaasi tahay ayaa waxaaba ka sii daran idaacado iyo t.vyo dagaal qabaw oo hoosaasina ku haya Somaliland kuwaasiyo ay  mulkiilayaal iyo madax ka yihiin dad ay madaxa goosatay somaliweyn aan arinkeedba oolin malaha waxaa qurux badan iyagoo yidhaa idaacada ama tvga Somalia kalkay ka leeyihiin waxaa idaacada ama tvga  madaxabanaan waxaan ka xusikaraa idaacada BBCDA iyo VOA  iyagu ku talax taga Somaliland intabadana waxay soo horaysiiyaan horumarka yar ee Somalia iyagoo danbaysiiya amba meeshaba ka saara horumarka Somaliland ee socday 22 sano weliba waxay buunbuuniyaan oo ay naaxnaaxiyaan wixii Somaliland dhib ka jirta, waxaan dadweynuhu ayna ilaabidoonin cunsuriyiintii uu YUUSUF GARAAD ka midka ahaa ee oodhan jiray dalka Somaliland la magacbaxay runtii maaha afkiisa waayo dalweliba isagaa magaciisa la baxa ma waxaa jira waddan cidkale u magacbixiso midda kale muyuuna anshaxii saxaafada iyo dhexdhexaadnimada idaacada waxaa maskaxda ka guuxaysa su,aalihii aadka u qalafsanaa ee dhinaca u janjeedhay iyo doodii dhinaca ka rarnayd  ee masuuliyiinta Somaliland lugta lagu qaban jiray ee Somaliland-diid yuusuf garaad daadihiyaha ka ahaa haddaba waxaa xusid mudan in bbcda laga raja qabay markii uu yuusuf garaad Somalia u kicitimay inay dhexdhexaad noqon doonto mase lahayo taasi oo is badal ma laha, idaacada VOA waa sidaasiyo si ka daran, waxaa iyaguna jira  TV kuwasiyo dabar ku ah Somaliland horusocodkeeda, halkeed ku ilawday tvga lagu magacaabo ROYAL TV, maalintii dhawd ee maleeshiyaadku ciidanka qaranka soo weerareen  hadaladii aad ka naxliga u lahaa sawkuwii lahaa maamulada Somaliland iyo khaatumo oo dagaal ku dhexmaray xudun u fiirso  miyaanay khalad ahayn in ay Somaliland maamul kuwa Somalia ka jiroo kale ah, se Somaliland 22 sano jirtay in lala simo shifto dhinac ay haystaanba jirin miyaanay gaf ahayn, haddaba waxaa loo baahanyahay dawladu inay wax ka qabato  maadaamoo ay liisan ka wada haystaan dalka Somaliland k a hawl galaan.

W/Q;MAXAMUUD MAXAMED AXMED

CELLPHONE;4166381

Email;mmahmed60@hotmail.com

Hargeysa, somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories