Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Gacal iyo Sokeeyaba, Guurkiina Lagu Farax [Cabdi Salaan Muse Seed iyo Saamiya Cabdiraxman Lulunbe]

Waxa aan hanbalyo iyo bogaadin u Dirayaa, Boqor, Cabdi Salaan Muse Seed(Cabdisalaan Garaasiida) Iyo Marwo Saamiya Cabdi Lulunbe oo xalay Maherkoodu ka Dhacay Magaalada...

Guddoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee Djibouti oo Codsi u diraya Wasiir Xirsi

Maalmahan danbe waxaa warbaahinta madaxa bannaan naga soo gaadhaysa in Wasiir xirsi uu xidhay gabadh masaakiin ah oo siday warbaahintu sheegayso farriin u soo...

Dhaawacyo Soo gaadhay Askarta Kastanka Tog-wajale oo Cidan ka Tirsan Militariga Itoobiya ay Rasas Huwiyeen

Tog-Wajaale(SLPOST)-Ciidamada Milatariga Itoobiya ee dhinaca daanta Itoobiya Magaala Tog-wajaale ayaa dhaawac gaadhsiiyay laba Askari oo katirsan Ciidanka Booliska Kastanka Cashurta Somaliland ee Tog-wajaale. Ciidanka booliska...

Madexweynaha Somaliland oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London

London (SLPOST)- Madaxweynaha Jamuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Siweyn Logu Soo Dhaweyey Magalada London. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo...

Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan: Intaan Ka Arkay (3)- W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

Abbaarta ama doonitaanka 3aad ee aan u gudbiyay Golaha Xukuumaddu waxa uu kabka qayb ahaan dhaqaalaha ku baxaya dhigane sooyaal oo aan waday (SAMO-TALIS)... ...

Wadanka Britain Oo Laga Helay In Lagu Dhex-daro Hilibka Fardaha cuntooyin lagu sameeyo

London(SLpost)  Waxa beryahan dambe soo badaneesay hadal haynta in hilibka fardaha lagu iibiyo dukaamada hilibka ee wadanka Britain. Arintan ayaa cirka isku sii shareertay...

Kaluumaysato Reer Yemen Ah Oo Dooni kula Degtay Xeebta Gobolka Sanaag oo ay Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland Badbaadiyeen

Maydh (SLpost) Feb.08, 2013 – Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa badbaadiyey nolosha shan bad-maaxayaal reer Yemen ah oo shalay dooni Kaluumaysi oo ay wateen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img