Sawirro Dheeraad ah oo ku Saabsan Soo-dhawayntii Madaxweynaha ee Magaalada London
Somalilandpost/Office London/UK
Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group oo ka Xog-warramay Qodobada lagaga Hadlay Shir Caalami ah oo Jaamacadda Oxford ku Martiqaaday
London (SLpost)- Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa ka xog-warramay qodobada lagu falanqeeyey shir caalami ah oo Jaamacadda...
Astaamaha Ninka Wax Jecel – W/Q: Cali Coomay
Raggu way ku kala duwan yihiin calaamadaha ay muujiyaan, balse waxa jira qaar ay ka siman yihiin. Kala duwanaanta abuurka ragga ayaa keena kala...
“Dalku Innama Gabin. Baryana, Baahiyi Innoo Ma Hayso” – Eng Maxamed Xaashi Cilmi
“Wax la’aani ma jirto. Dalkuna wuu innagu filan yahay. Dakhliga Cashuurta berriga ee soo xerodaa yar. Wuxu ahaa 15 %, 2011kii oo u dhiganta;...
Shir-guddoonka Golaha Wakiillada oo ka hadlay jiritaanka Mooshin la Sheegay in Madaxweyne ku-xigeenka lagu qaadayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war ay baahiyeen warbaahinta qaarkeed,...
GABAY: Gaashaantuu la doodaa ninkii Guurti loo diraye – W/T: Axmed Fartaaq
Tixahan waxa tiriyey Abwaanka Da'da yar ee Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag. Waa Gabay ka hadlaya Dacwadda ka dhaxaysa Wasiir Xirsi iyo gabadha u xidhan...
Xafladaha Qalin-jebinta iyo Siyaasiyiinta – W/Q: Ceelaabe
Xafladaha sida Joogtada ah loogu qabto wadanka waxa ka mid ah kuwa lagu maamuso loona Qabto Ardeyda dhameysata waxbarasho in muddo ah u socotey.Inta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

