Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Ciidamada Liyuu Booliska oo Qof Rayid ah Ku Dilay Degmada Xarshin iyo Dhacdadii hore ee Xasuuqa loogu Geystay Shacabka tuulada Cilmi-Xirsi oo Aan Waxba...

Xarshin (SLpost)- Ciidamada Liyuu Booliis ee kililka shanaad ee Itoobiya, ayaa Arbacadii toddobaadkii tegay ku dilay deegaanka Faarax Liibaan ee Degmada Xarshin marxuum magaciisu...

Calaamadaha Lagu Garto Gabadha Wax Jecel – W/Q: Cali Coomay

Gabdhuhu way kala duwan yihiin dabeecad ahaan, taasina waxay keeni kartaa in ay ku kala du wanaadaan  calaamadaha ay u muujiyaan marka ay wax...

GABAY: Ilmadii Yaxaaska – W/T: Axmed Cabdilaahi Maxamuud (Fartaag)

Gabaygan loogu magac Daray waxa tiriyey Hal-abuurka Da’da yare e Axmed Cabdilaahi Maxamuud (Fartaag). Abwaanku waxa uu gabaygiisa ku muujinayaa Guul-darradii laga dhaxlay...

AMISOM iyo Ciidamada Soomaaliya oo dagaal gaadmo ah ku qaadey ciidamo katirsan al shabaab

Dhoobley (SLpost)- Sida lagu sheegay war saxaafadeeda ka soo baxay Amisom, ciidamada dowlada Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Amisom ayaa maanta weerar kadis...

Afhayeenka Mucaaradka Jabuuti oo loo soo celiyey xoriyadiisii maanta

Siyaasigan oo maanta dib u helay xurriyadiisii ayaa xidhnaa muddo laba maalmood ah isaga oo lagu eedeeyay in uu ku dhiirigalay dawladda Eritrea in...

London:(Somaliland United Forum) oo laga dhawaqay wadanka Ingriiska Casimadiisa London

London (SLpost)- Waxa habeen hore ka dhacay caasimada wadankan london shir balaadhan oo ay isku yimadeen aqoon yahano Somaliland oo isagu jira siyaasiyiin iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img