Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Wasaaradaha Warfaafinta iyo Arrimaha Gudaha Oo Qaabilay Koox Dalxiisayaal oo Dalka Booqasho ku yimi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Md Abiib Diiriye Nuur (Tima-cad),  ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay Koox Dalxiisayaal ah oo booqasho ku...

Badhasaabka Cusub ee Maroodijeex oo maanta Xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee gobolkaas

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa maanta xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee gobolkaas, haatana loo beddelay guddoomiyaha...

Qurxinta Madaxa iyo Jaridda Timaha – W/Q:Ceelaabe

Markaad Madaxa u xiirato ama Timaha u Jarato Hab iyo Qaab ku cusub Bulshada,Hab iyo Qaab aan Diinta islaamku Jecleyn,Dhaqankaasi la iskaga Dayanaayo ee...

Tix gaaban oo Jawaab u ah Gabaygii Abwaan Axmed Fartaag

Tixdan gabayga waxa tiriyey Abdihakim Mohammad Taajir, waxaanay jawaab u tahay Gabayga GAABANE ee Abwaan Axmed-Fartaag kula hadlay Wasiir Xirsi X. Cali, kuna Difaacayey...

Haddaan Qarankani Quluubta Midayn waxaynu Raadinaaba waa Qadaf – W/Q: Suleymaan Cabdisitaar

Waxaan qalinka maanta u qaatay qormadan koobana igu qaaday inaan bulshada u qadimaa, Tan iyo intii aynu doorashadii Golayaasha deegaanka ka soo baxnayba waxa...

‘Brits Can Go Home and Stay Home’ – Prof. Abdisalam Yasin

The British people are known for their politeness. Therefore, we (i.e. my humble soul and my fellow citizen Somaliland) would like to politely tell...

Afhayeenkii Xusbiga UCID Ee Gobolka Saaxil oo Ciidamada Booliska Berbera Xabsiga u taxaabeen

Berbera (SLpost)- Afhayeenka Xisibga UCID Ee Gobalka Saaxil Mr Bootaan Guuleed Axmed Oo Kamida Mujaahidiin u soo Halgantay Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland Kana Mid ahaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img