Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Liiska Magacyada 100-ka Qof ee Loo Xushay Haldoorka Somaliland ee 20-kii Sanno ee Tagay

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad lagu soo gunaanaday Barnaamij loogu magac-daray 'Qiime Qofkaaga' oo shahaado sharafyo lagu guddoonsiiyey 100 qof oo ka tirsan Qaybaha Bulshada ee...

MEHER WACAN: Isaxaaq Axmed Maxamed iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (GAARRIYE)

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Awoowo Maxamed Xuseen Naalleeye ayaa nagu casuumay meherka Isaaq iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo saaka ka...

DHALASHO WACAN: Mustafe Gacmadheere iyo Hodan Muuse Biixi Cabdi Oo Wiil U Dhashay

Mustafe Xuseen Daahir (Plaza), Khadar Maxamed Faarax, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Siicid Ibraahin Dool (Gurey), C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji), Maxamed Aw Cali Cartan (Hal-deeq),...

Qiimee qofkaagii 6-da bilood loo qaylinayey, ma Shahaado-qalalan buu ku dambeeyey?! – W/Q: Cabdicasiis Maxamed

Qiso waliba layaab leh,qiimeynina qofkeed leh! Waxay ahayd dhowr bilood ka hor markii uu Sulub caalin uu ku dhawaaqay barnaamijkiisan la magac baxay qiimee...

Murashaxa Madaxweynanimada UCID-da Cusub Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Mid Noqday 100-ka Qof Ee Loo Xulay Haldoorka Somaliland

Hargeysa (SLpost)-Murashaxa Madaxweynanimada UCID-da cusub Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa ka mid noqday boqolkii qof ee loo xulay haldoorka Jamhuuriyada Somaliland oo xaflad bilado...

Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 4aad

 Maansooy duciyo kheyr,  Ninka kugu dareershiyo,  Dabka ruuxa kugu shiday,  Ninba doorku kula rabay,  Dareenkiisa kugu mari,  Boodhari dabuubtuu,  Ku dardaarmay uu yidhi,  Waa dhaxal dadweynaha,  Diiwaanka ugu yaal,  Waana lagaga daydaa,  Anna kuma...

Hal-doorka Haweenka: Faadumo Siciid Ibraahin (2aad) – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Marwo Faadumo Siciid Ibraahin waxa yaraanteedii ay xiisayn jirtay akhriska oo ay illaa hadda si xooggan gacanta ugu hayso iyo dabbaasha. Shaqadii koowaad ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img