Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Jabuuti: Dadweynaha dalkaas oo Berri u dareeraya Doorashada Baarlamanka oo Xisbiyada Mucaaradka ahi si weyn uga qayb-qaadanayaan

Jabuuti (SLpost)- Shacabka dalka Jabuuti ayaa maalinta Berri u dareeri doona Doorashada Baarlamanka oo sannadkan Xisbiyada mucaaradku si weyn uga qayb-qaadanayaan. Doorashada baarlamaanka Jabuuti oo...

KHILAAFKA MADAXWEYNE SIILAANYO IYO KU XIGEENKIISA, KULMIYE OO MADAXA ISKULA JIRA IYO GIRAANTA SIYAASADEED EE SOMALILAND LAGU DABAYO BISHA MAY

Hargeysa(SLPOST) -Wali lama xalin Khilaafkii adkaa ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa ka dhex qarxay laba todobaad ka hor, kaasoo natiijada ilaa hada laga gaadhay...

Qof Doonayay Inuu Miino Ku Aaso Isgoyska Sanca Ee Magalada Mugdisho oo Isagii Ay Ku Qaraxday

Muqdisho(SLPOST)-Maamulka degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho ayaa manta waxa ay soo bandhigeen wiil dhalinyaro ah meydkiisa. Wiilkan ayaa waxa la sheegay in ay ku qarax...

Adriano Gallaini: Barca Markii Ay Oo Dhanaysay Waan Ka Baqeynaa Milan Been May Sheegeynin.

Hargaya(SLPOT)-Madaxweyne ku xigeenka AC Milan Adriano Galliani ayaa ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay guusha ay kooxdiisa xalayto ka gaartay Barcelona ee lugta...

Dacwadda Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo dib loo dhigay

Muqdisho(SLPOST)-Maxkamadda Racfaanka ayaa maanta waxa ay dib u furtay Dhageysiga dacwadda Wariye Cabdi Casiis Koronto iyo Luul Cali Cismaan oo Horay loogu heestay eedeymo...

Mulkiilaha Shirkadda Al-Nuur oo ka mid Noqday 100-ka Qof ee loo Xulay Haldoorka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha shirkadda Qalabka Guryaha iyo Xafiiska ee Al-nuur Furniture, Cabdiraxmaan Maxamed Nuur  ayaa ka mid noqday boqolkii qof ee loo xulay haldoorka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img