Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Waxan oo cadho ah, sidee loo mideyn karaa? – W/Q: Cali Coomay

Subax walba waxa taagan wax cusub oo wixii hore ka duwan.bulshada markaad dhexgashid waxaad la kumaysaa arrimo si weyn u kala duwan oo qaarba...

Jilaaga Siyaasadda Arrimaha Dibada S/Land Iyo Filimkii Johoraddii Aqoonsiga

Waa qormo jiilan iyo qalin mudo badan u jeelanaa in uu jaleeco filimka laga matalay  jaha’wareerka siyaasada arimaha dibada S/land. Jilaaga filimka matalayaa waa jinni...

Dadka Saaxil: Tageer Cid kastoo wadda wadajirka umadda, Iska daa dacaayadaha nacaybka ku salaysan, Maalkaaga iyo muruqaaga ka mamnuuc Ololaha qabyaalada

Waxa la odhan jiray. Wax dhacay haddii hore loo arki jiray. Wixiisii baa lagu daweeyaa ama lagula daalaa. Haddii se waxa dhacay yahay wax aan...

Munaasibad Mug Leh Laguna Xusay Afka Hooyo Oo Qalinleyda PEN Ku qabatay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay Afka  hooyo ee Soomaaliga ayaa xalay lagu qabtay Maansoor Hotel taas oo ay ka xaadireen wasiirro, masuuliyiin,...

TOMORROW: Happy Election Day, Djibouti

 Changes are brewing in tiny Djibouti, an impoverished postage-stamp of a country plunked atop some of the most strategic territory on earth. Tomorrow the...

Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii – 2006dii) ~ Qormada 5aad

 Laba daan dhexdood iyo,  Dalqo bahal qof galayoo,  Dirqi iyo tu fool adag,  Dibadda ugu soo baxay,  Halkii shalayto lagu dilay,  Ma dareemi waayee,  Durba miyaa illoowdeen,  Dunideennii dhacantiyo,  In uu deynkii...

Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo Curiyey Maanso Dheelli-tir u ah Maansada Abwaan Hadraawi ee HOOYO

Hargeysa (SLpost)- Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mid ah suuggaanyahannada waaweyn ee reer Somaliland, ayaa soo bandhigay maanso cusub uu ugu magac-daray Aabbo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img