HomeMEHER WACAN: Isaxaaq Axmed Maxamed iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (GAARRIYE)

MEHER WACAN: Isaxaaq Axmed Maxamed iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (GAARRIYE)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Awoowo Maxamed Xuseen Naalleeye ayaa nagu casuumay meherka Isaaq iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo saaka ka dhacayay Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysa… 09:30 arooryo ayay munaasibaddu bilaabantay.

Waxa ka soo qayb galay

·         Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

·         Hambalyo-meherAbwaan Xasan Xaaji C/Laahi Ganay

·         Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Shaacir)

·         Abwaan Axmed Aw Geeddi (Dheeraad)

·         Qoraaga caanka ah: Boobe Yuusuf Ducaale

·         Mujaahid Ibraahin C/Laahi Xuseen (Dhegaweyne)

·         Xasan Maxamed Yuusuf

·         Axmed Cismaan Batuun

·         Xildhibaan Maxamed Sheekh C/Raxmaan, Golaha Guurtida Somaliland

·         Professor Axmed Maxamed Cadaad

·         Professor Axmed Gahayr

·         Suldaan Maxamed Kooshin

·         Suldaan Maxamed Siciid

·         Abwaan C/Risaaq Maxamed C/Laahi (Oday)

·         Ibraahin Cismaan

  • Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

·         Yuusuf Boobe Yuusuf Ducaale iyo marti-sharaf kale oo mug leh

Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiyeha Solja ayaa furay, Quraankana waxa akhriyay Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Shaacir), kaddibna waxa inanta doonay Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan iyadoo uu si milgo leh u bixiyay Maxamed Xuseen Naaleeye…. Meherkana waxa raaciyay Sheekh C/Qaadir Xaaji Jaamac…. Gebagebadiina waxa weedho duco, dardaaran iyo guubaabo ah ka jeediyay Hadraawi, Boobe, Dhegaweyne, Suldaan Maxamed iyo bah kale.

Dhammaan dadkaas iyo

  • Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame)
  • Abwaan Maxamed Jaamac Cabdi (Gaaxnuug)
  • Siddiiq Maxamed Burmad

Mahad Jaamac Koronto iyo Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed (Dool)

Waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka

 Isaxaaq Axmed Maxamed

Iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)

Oo Saaka ka dhacay Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysa… 09:30 arooryo.. Waxa ay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha guul iyo barwaaqo.. Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories