Barnaamijkii ‘Qiimee qofkaaga si aad qiimo u yeelato’ ma waxa uu ku danbeeyay Qamaar?
Maan jeclayn in mawduuc noocan ah aan idiin soo bandhigo balse waxa igu kalifay in aan soo bandhigo barnaamijkii qiimaha lahaa ee loogu magac...
Baro Waxbarasho Jaamacadeed oo bilaash ah adigoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga!
Hargeysa (SLpost) – Jaamacadda barashada cilmiga iyo deraasaadka Islaamka (Islamic Online University) oo faraceeda gobollada soomaalida ka furtay magaalada Hargeysa ee Somaliland, si fursad...
Maxweyne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lo Dhisayo Wasarada Xanada Xoolaha Somaliland .
Hargaysa(SLPOST(-Madexwene Kuxigeenka Somaliland Md:Cabdi raxmaan Ismaciil Saylici ayaa shalay dhagax dhigay dhisme ay yelan donto Wasarada Xananada Xolaha Somaliland. Dhismahan oo la ga dhaxdhisayo xarunta...
Xukuumadda Suuriya oo Eedayn u jeedisay Dawlado waaweyn iyo Mucaaradka oo Maamul-goboleed samaysanaya
Dimishiq (SLpost)- Afhayeen u hadlay xukuumadda Suuriya oo lagu magacaabo Mr. Shariif Shahada, ayaa ku eedeeyey dawlada Qatar iyo dalka Mareykanka in ay ka ...
Kofi Annan oo Baaq u Jeediyey Shacabka Kenya iyo Siyaasiyiinta ku loolamaysa Hoggaanka Dalkaas
New York (SLpost)- Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Mr. Kofi Anan, ayaa madaxda iyo siyaasiyiinta dalka Kiiniya u diray dhambaal uu kaga dalbaday in...
Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay inaanay Mandaqadda Geeska ku oollin Deked dabooli karta Baahiya Dhoofka Xoolaha
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir, ayaa maanta beeniyay Warar warbaahinta qaarkeed ku sheegtay in Maxjarka Xoolaha ee Magaalada Berbera loo...
Natiijada Hordhaca ah ee Codbixintii Doorashada Baarlamanka Jabuuti oo muujisay Inay aad isugu Dhowyihiin Muxaaradka iyo Mucaaradku
Jabuuti (SLpost)- Natiijada hordhaca ah ee doorashada barlamaanka dalka Jabuuti oo lagu dhawaaqay, ayaa tilmaamaysa in isbahaysiga UMP ee talada dalkaas haya uu ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

