Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Xildhibaannadii Goleyaasha Deegaanka Saylac iyo Lugaha kaga jiray Beesha Ciise oo Iscasilay

Saylac (SLpost)- Xildhibaannadii Golaha Deegaanka Saylac iyo Lughaha kaga jiray Beesha Ciise oo tiradoodu ahayd Toban Mudane, ayaa  shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen...

Wasiir Xukuumadda ka tirsan oo Musharixiinta ku Tartamaysa KULMIYE u Gudbiyey Farriin Loo soo mariyey

Hargeysa (SLpost)-Wasiir duwlaha wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddani), ayaa murashaxiinta ku loollamaysa murashaxnimada Xisbiga Kulmiye ku wargeliyey inaanay lacag isaga khasaarin tartanka...

Taliyaha Booliska Somaliland oo ka hadlay Xubno Al-Shabaab ka tirsan oo Gacanta lagu dhigay

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha guud ee ciidamada booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa xaqiijiyey inay dad u qabqabteen tuhuno la xidhiidha inay Al-shabaab...

Dhaqanka Xun Diid – W/Q: Prof. Cabdislaam Yaasiin

Dhaqanka xun diid. Garashada xumaha iyo wanaagu waa dhalan Ilaahay aadamaha ku abuuray. Meel kasta oo uu aadamahu joogo, ama diin kasta oo uu...

Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii ilaa 2006dii) ~ W/Q: Boobe Y. Ducaale – Qormada 8aad

  Maantiyo dantaadiyo,  Yaan mililku kaa lumin,  Maalmaa dambeeyiyo,  Waxa maqanna faallee,  Maalkaagu yuu noqon,  Mus-dambeedka reerkiyo,  Makhsinkaad u hoyatiyo,  Masallaha Rasuulkiyo,  Ku Masaajid lagu gubo,  Muhmal laguma guuree,  Danni ma-hure haw dilin,  Maan fayow ha...

Sanadkii Sariibadaha – W/Q: Ceelaabe

Waa dhab in marka Sariibad la soo hadalo qaado aad Dumar xasuusaneyso,Kuwa wax ku iibinaya ama ku sii socda intaba.Dhaqankeena Ayaa ceeb u arka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img