HomeMaxweyne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lo Dhisayo Wasarada...

Maxweyne Ku Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lo Dhisayo Wasarada Xanada Xoolaha Somaliland .

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(SLPOST(-Madexwene Kuxigeenka Somaliland Md:Cabdi raxmaan Ismaciil Saylici ayaa shalay  dhagax dhigay dhisme ay yelan donto Wasarada Xananada Xolaha Somaliland.

Dhismahan oo la ga dhaxdhisayo xarunta wasarada xananada xoolaha somalailand ayaa waxa xadhig ka jarideda kasoo qayb galay ,madaxweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Ismaciil Saylici,wasirka wasarada xananda xolaha md:Cabdi aw Haahir iyo masuliyiinkale oo xukumada katirsan shaqalaha wasaradasi ,ugu horayntii wasiirka wasarad xananada xoolaha Somaliland oo halkasi kahadlay ayaa waxa uu shegay in ay mushrucan u yahay mid ay xukumadu qacan weyn ka gaysatay oo anay cid kalena ayna ka cawin waxa uu tilmamay in ay soo wadaan mashruucyo kale oo lagu hori marinaayo seeraha ay xoluhu daqaan iyo waliba goobo lagu xananeyo xolaha oo la furidono dagmooyinka , waxana isaga oo kahadlay uu ydhi.

“Waxaynu dhagax dhigaynaa xaruunti Wasarada Xananada Xoolaha oo kamid ah mashariicdi ay xukumadu  madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo ay balan qaday waliba ku jiray shirki dib uu qimayn ta in qimayn wayn la siyo wasaradaha wax soo sarka sida wasarada Xananada Xoolaha ,Wasarad a,Beeraha,Wasarada kalumaysiga,maha oo kali mashruucan mid ay hay,adi naga cawisay waxa weeyi mashruuc ay dowladu bixinayso , aya uu ydhi  wasirka isaga oo hadalkii sii  wata aya waxa uu yidhi,

“Waxa kale oo jira oo si dhaqso ah uu furidona mashruc kale oo seerayaasha  anu kaga shaqaynayno oo aynu dib ugu habayn ugu sameynayno seerayaasha Somaliland, oo iyaduna qayb teda laxadle kagaysan nayso dowladu oo Iyduna sayasadedanu ku jirtay ,oo ah dib uu qimayn ti sanadkan oo misaniyada lagu daray oo ah xeero guladi arooridi qoolcaday ,Alaybaday,Salaxley taasina si dhakhso ayaan uu bilabaynaa iyo  sido kale waxanu firadono 15gobood oo xanada xoolaha ah oo laga sameyay dagmooyinka dalka ,marka dowladan manta sidi hore ba loo shegay halhayskedu iyo naynays tedu waa  dowlada iyo xukumada horimarka ,barina waxaynu furi doona mashruuc kan la mid ah oo ah 100 dhakhatiir ah oo xukumadu shaqalaysisay oo waa dhakhatiirka soo baxay jamacadaha sheikh,iyo burco iyo waliba sodaan iyo itoobiya barito isha ALLAHU dagmooyinka uu  madaxweyne munasibadan waxanu donayna in ad manta noo dhagax dhigto dhismahan oo oo anu isha alahu mashruucan baladhan ku dhamayn dono sida ay noo shegtay mudo an ka badnayn 5bilood,   ayaa uu hadal kiisi ku soo gabogabeyay Wasiirka Xananada Xoolaha.

Madaxweyne ku xigeen ka Somaliland  Cabdi raxmaan Ismacaal Saylici oo gabogabadi munasibdaa soo xidhay ayaa shegay in mashrucan iyo mashrucyo kaleba ay tahay mid qorshaha ugu jirtay dowlada waxa na uu farta ku fiqay in xukumada uu madaxweyne ku xigeenka ka yahay ay tahay mid mashruucyo badaan oo wax laga qabanayo horimarinta dalka ay wado taaso uu shegay in ay tanina ay kamid tahay waxana uu ku bilabay hadalkiisi,

“Runtii farxad wayn bay noo tahay talabooyinka xukumad ahaan anu ku dhaqaqnay ee ah dib uu dhiska  iyo dib uu habaynta xafiis wasaradaha dalka oo runti an odhon karo waa markii uu horaysay oo misaniyad qaranku leyahay laga dhiso xafiisyo wasaradaha dowladu leyihin oo an naga ahayn faan oo awal wixi lagu fani jiray ay ahayd wax hay,ado noo qabtaan uun ay ahayd ,manta se waxa weeyi sanad walba intii suragal noo ah ama laba Wasaradod ama sadex wasaradod waxanu qorshaynay in lagu daro dhismaysha xafisyo cusub madama xafiisyada anu ku soo jirnay mudad 20ka sano ahi ay  sida ad lawada socotaan ay ahayeen xafiisyo gabobay oo dowladihi hore anu ka dhaxalnay, waxanu go,an sanay in dalka dib uu dhiskisa la xojiyo in wasarad walba xafiiskedi xafiisyo  cusub yeelato ,

ayaa uu uu yadhi maaxweyne ku xigeen ka  Somaliland waxana uu ugu danbayntii dhagax dhigay dhismaha cusub oo ka kobnan dona laba dabaq.

 

 

Somalilandpost

Hargaysa

C/waahab guled

Halyay222@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories