HomeXukuumadda Suuriya oo Eedayn u jeedisay Dawlado waaweyn iyo Mucaaradka oo Maamul-goboleed...

Xukuumadda Suuriya oo Eedayn u jeedisay Dawlado waaweyn iyo Mucaaradka oo Maamul-goboleed samaysanaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dimishiq (SLpost)- Afhayeen u hadlay xukuumadda Suuriya oo lagu magacaabo Mr.  Shariif  Shahada, ayaa ku eedeeyey  dawlada  Qatar iyo dalka Mareykanka  in ay ka  dembeeyaan diidmada ay madaxda isbahaysiga mucaaridka ee dalkaasi ku qaaddaceen ka qeyb-  galka wada-hadal siyaasadeed oo lala yeesho xukuumadda Suuriya.

Mr.  Shariif oo shalay warbaahinta kula hadlay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, waxa uu sheegay in madaxda isbahaysiga mucaaridku aanay dan ka  lahayn dhibta  dadka soo gaadhaysa  iyo burburka  ay  dagaaladu ku keenayaan dalka.

dagaalada suuriyaGeesta kale, isbahaysiga mucaaridku waxa ay diidmadooda ka qeyb galka  kulanada siyaasadeed iyo kuwa dibloomasiyadeed  sabab uga dhigeen  bulshada caalamka gaar ahaan Ruushka iyo Mareykanka oo waxba ka qaban  waayey  gantaalaha, madaafiicda iyo bombooyinka ay la dhacayaan ciidamada xukuumadu  magalooyinka Suuriya siiba magaalada Xalab.

Isbahaysiga Mucaaradka ee ka soo horjeeda Dawladda Suuriya, ayaa ku dhawaaqay qorshe ay Dawlad-goboleed kaga aasaasayaan qaybta dhulka gacanta ugu jira ee dalkaas.

Afhayeen u hadlay mucaaradka ayaa Jimcihii ku dhawaaqay qorshahaas wakhti ay magaalada Qaahira ugu sugnaayeen shirar ay kaga tashaneyeen inay wada-hadallo la bilaabaan xukuumadda Bashar Al-Assad, waxaanu afhayeenkaasi sheegay in isbahaysiga mucaaradku 2 Bisha March ku kulmi doonaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga isla markaana ay dooran doonaan Raysalwasaare meteli doona maamulkooda.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories