Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii ilaa 2006dii) ~ W/Q: Boobe Y. Ducaale – Qormada 7aad
Abbaanduuleyaashii, Ina soo abaabulay, Shalay ololaheenniyo, Orta iyo ciyaaraha, Addin bay ku tumayeen, Midna Iimay buu jirey, In ammuurtu taa tahay, Aan idiin asdeeyee, Ayaxii hadduu tegey, Ugxantaa dillaacdaa, Ummadda u markhaatiya, Waraabaa ayaan yidhi: Haddaad...
Qiimee Qofkaaga Qalloocan, Si’ Aad U Qiimo-Tirto Qofkaaga Qumman – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
“Dheeha muuqa guudkaa, Nuxur looga dhigayaa, Haddii ay dhabeel tahay, Dadka lihi ku dhaataan, Wuxuun dheef ah laga helo, Dhag-dhag iyo durbaan iyo, Dharba loo ma baahdeen, Ninka dhacanta jiitow, Dharka ceebta...
Sheeko Qosol Badan Nin Waalan Oo La Sii Waalay – W/Q: Cali Maxamed
Gabadh ilaa xad isku dhex yaacsanayd ayaa soo booqatay reer ay qaraabo yihiin, waxa ay gabadhu uga cabaysay reerka in la falay ama la...
Abaalka Ay Mudan Tahay Somaliland – W/Q: Saciid Ciise
Soomaalidu waa ineysan moogaan abaalka ay mudan tahay Somaliland. Deegaanka Somaliland waxaa ku wada nool beelo Soomaaliyeed oo si wanaagsan isugu dhex dhafan. Maamulka...
Eng Maxamed Xaashi oo Waraysi Dhinacyo badan taabanaya kaga hadlay Xaaladda Dalka, Xil-kaqaadistiisii, Dhismaha Xisbiyada, Madaxweyne Siilaanyo iyo Arrimo Kale
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa markii u horreysay ka hadlay bakheylnimo ay dadku ku xantaan iyo Aqoonta...
[DAAWO VIDEO] – Xukuumadda oo Baaq Adag u Jeedisay Culimada Dalka, kana warbixisay Natiijada Hawl-gallo Amni oo dalka laga sameeyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo uu weheliyo taliyaha ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka warbixiyey...
Taariikh-nololeedkii Ibraahin Sheekh Saleebaan (Ibraahin-gadhle) – (1940ii ilaa 2006dii) ~ W/Q: Boobe Y. Ducaale – Qormada 6aad
Shalay doonnideennii, Wada koray dadweynuhu, Hadduu dirawalkeedii, Kelidaa deg kugu yidhi, Waqtigaa is-doorshee, Maalintaad u deni tahay, Isagana daruurtiyo, Dusha sare ka soo tuur, Ninkii dabinka kuu dhigay, God dheer kuu dallaalimay, Dalluun kuugu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

