Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Kalmadaha uu maqalkooda jecel yahay iyo kuwa uu neceb yahay Madaxweyne Ahmed Siillaanyo

 Kalmadaha uu maqalkooda jecel yahay. 1)    Shirka jaraa’id ee bilaa su’aalaha ah. 2)    M/weynihii ugu taariikhda wanaagsan s/land 3)    Shirka london ictiraafku soo dhaweeyey 4)    Adigaa ictiraaf keeni kara 5)    Xisbigii kulmiye waa marlabaad...

Xukuumadda oo Dhagax-dhigtay Dhismaha Wasaaraddii labaad oo Kharashkeeda Miisaaniyadda laga bixinayo

Hargaysa (SLPOST)- Wasirka Wasarad Ciyaraha Dhalinyarada Iyo Dalxiiska oo ay wehelinayaan Wasirada Maliyada C/casisi Maxamed Samale Warfafinta Abiib Diriye Nuur (Abiib timo cad) ayaa...

Jaaliyada Somaliland ee Minnesota Oo Xaflad Il-yartu Isqabatey Soo Dhaweyn Ugu Sameeyey Madaxda Xisbiga UCID

Minnesota (SLpost)- Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka magaaladiisa Minneapolis ayaa Xaflad soo dhaweyn ah u sameeeyey Murrashaxa Madaxweynanimada...

Sheeko Gaaban: Wariyihii Sannadka! – Qalinkii Saddaam Xuseen Carab

Ma ihi kibbaar waxa se la iigu yeedhaa kibbaar, waa magaca uu aabbahay ii bixiyay barigii aan  u dhashay. Ma garanayo sabab uu iigu...

Google Ka Baadh! – W/Q: A/Fataax Ceelaabe

Xasuusta Maskaxdeenu Berigii hore Waxa ay inoogu Jirtey Kaalin aad u muhiim ah,Berigii hore Inta badan Waxa aynu Naqaano Maskaxdeena Ayaa Keydka Xasuusta inoogu...

Nin Soomaali Ah oo Loo Qabtay Qarax Ka Dhacay Magaalo Ku Taal Wadanka Hindiya

Hargaysa (SLPOST)= ciidaada amaanka wadanka Hindiya ayaa sheegay in ay u qabteen qarax ka dhacay magalada Hyderabad 2 ruux oo mid kamid ah uu Soomaali...

SHEEKO XIISO LEH – Bakhaylkii Xeeladda Yaqaanay ~ W/Q: Cali Xuseen

Waxa la yidhi baribaa waxa jiray nin. Ninku dadka wax ma siiyo mana deyrsho, Qof walba xeelad iyo khiyaamuu kaga baxaa oo qof waliba wuxuu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img