HomeXukuumadda oo Dhagax-dhigtay Dhismaha Wasaaraddii labaad oo Kharashkeeda Miisaaniyadda laga bixinayo

Xukuumadda oo Dhagax-dhigtay Dhismaha Wasaaraddii labaad oo Kharashkeeda Miisaaniyadda laga bixinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa (SLPOST)- Wasirka Wasarad Ciyaraha Dhalinyarada Iyo Dalxiiska oo ay wehelinayaan Wasirada Maliyada C/casisi Maxamed Samale Warfafinta Abiib Diriye Nuur (Abiib timo cad) ayaa manta (shalay) si wada jir ah uu dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yelan nayso Wasarada Ciyaraha Dhalinyarada Iyo Dalxiiska,

Dhismahan oo ay maal galinayso Wasarad Maaliyada Somaliland ayaa waxa u ka kobnan donaa dhisme sadex dabaq ah  iyo dhowr iyo toban xafiis ayaa waxa halkaasi hadalo kasoo jediyay Wasirada Maliyada iyo Ciyaraha,  Wasirka  Dhalinyarad  Ciyaraha Dalxiiska md:Cali Sicid Raygal  ayaa waxa uu shegay in ay wasardani tahay mid ah miyad wayn ugu fadhida qaranka iyo umadaba waxana uu shegay in ay uu tahay manta farxad , wasiirka oo ka hadlayay ayaa waxa uu yidhi, “Manta waxa inoo farxad ah in aynu dhagax dhigayno wasaradi cayaraha iyo dalxiiska oo wasirki Maliyada iyo Wasirki Warfafintana ay nagala soo qayb galeen iyo da oo ay tahay wasarad ahmiyad badan xukumada iyo madaxweyna Somaliland iyo wasirada dowladuba ay tahay meel umada  laf dhabar uu ah qaranka Somaliland lafdhabar uu ah oo ay ka sal tahay sidaa wasirki maliyadu iyo wasirki warfafintu ay uu tagan yihin oo ay ugu soo qayb galeen, yaa uu ydhi wasirka ciyarah iyo dalxisika waxana uu intaa kusii daray, “munasibadi dhagax dhigeeda,manta waa munasibad ad uu qaliaya dhalinyartii Somaliland ayaa waxa loo dhisaya wasaarad baladhan oo dhisme ka koban hal dabaq ah oo ka koban dhowr iyo toban xafiis ishalaah an anaguna jecelnahay in ay malin dhow dhamandonto ,taasi oo uu go,amiyay madaxweynaha Somaliland in la dhiso wasirka wasarada maliyaduna uu balan qaday in uu si dag deg ah uu dhamaystiri doono.

yyyyyyyyyyyyyyyyyyyWasiirka wasaarada Maaliyada C/caasis Maxamed Samaale oo isna halkaasi kahadlay ayaa tilmamay in ay wasardani tahay mid ay ku hanmiyayeen in mar uun wax loqabto waxana uu shegay in ay surta gal uu noqonin in ay misaniyada sanad ka ku daraan gurigani loo dhisayo, lakiin ay ahmiyada ay ledahay wasaradani awgeed ay madaxweynaha kala tashadeen in la sura galiyo in loo dhiso dhismahani, waxana uu hadalkisi ku bilabay sidan,

“Run ahayn tii waa wasarad halbowla ah wa wasarad ad iyo ad mihin uu ah waxaan xusay  wasarada dhalin yarada ciyaraha iyo dalxiisku runti  in ay ahayd wasaradaha unu runti ad ka iyo ad ugu haminaynay in wax loo qabto ,nasiib daro bajadki sanadka marki anu dajinayna dhismaha wasaradu  muu galin runti oo bajadka oo cidhidhi nagu aha owgeed noo may suragalin in la galiyo,  ayaa uu hadalkisa ku shegay waxana uu sii raciyay oo uu yidhi ,

“lakin markanu oganay in an laga marmaynin wasarada maliyadu waxay surta galisay in wasarada dhismahega in si deg,deg ah loo bilabo wasarada balan qaday anaga balan qadnay tii yanu la tashanay madaxweynaha tii yonu kawada tashanay wasirka dhalinyara ciyaraha iyo dalxiiska ahmiyada ay wasaradu ledahay iyo wasarada oo haba yaratee an lahayn meel ay gasho an lahayn oo uu muqatay wasarad laga haajiray ,waxanu go,an sanay  qaran ahaan in ayna wasaradasi in ayna sidaa si ahaynanin dababdedna talabada kowaad ee nu qadnay biloowga sandku waxay noqotay in anu dhismihi wasaradasi geed gaban iyo mid dheerba loo fuulo alxamdulila rabi qalamiin ILLAH idinki dhismahasi oo si wanagsan uu hirgala oo meel wanaag sana kuyala oo ad arkaysaan ,qimaha ay wasaradasi ledahay na ee ay dalka uu ledahayna owgeedna ay aynu runti ahmiyad sinay ad banu ugu faraxsanahay , waxanu isugu iman donaa isha allah dhismahasi oo si layaableh uu dhismay ay dhalinyartenu iyo dayar tedana  ay ruunti ku farxaan shaqoyinkana halkii loga awoodayay,” Ayaa hadalkiisi ku soo afmeray wasirka maliyadu C/casis Maxamed Samaale.

Somalilandpost
Hargaysa
C/wahab Guled
halyay222@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories