Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

“Yurub Baan ka Gacan Haadiyaa Markaan Guurawee” – Qaybtii 2aad ~ Maxamed Siciid Gees

Jeffrey Herbst oo ah Professor wax-ka-dhiga Jaamacadda Princeton University Qaybta Culuunta Siyaasadda, ayaa Buug u qoray oo la yidhaahdo State and Power in Africa,...

Sidee ayaynu ula dhaqannaa Da’yarteenna? – W/Q: C/raxmaan C/laahi Warsame

Dhaqannada ku salaysan tarbiyadda caruurta ee aynu leennahay haddaynu soomaali nahay, ayaa waxa ka mid ah in ilmaha aan loo oggolayn in uu dareemo...

Sheekada iyo xanta dumar waa u halis dhismaha qoyska –W/Q: Garyaqaan Cabdikariim

Samiir iyo sihaam waxay ahaayeen qoys ku wada noolaa farxad iyo badhaadhe waxay lahaayeen laba caruura wiil iyo gabadh si wanaagsan loo barbaariyay, waxay...

Hal-doorka Haweenka: Faadumo Siciid Ibraahin (3aad) – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Meelaha kale ee Faadumo Siciid iyo ururka ay Guddoomiyeha ka tahay ee  ODHA (Organization for Development and Humanitarian Affairs) Kolka aan aqoontayda ku hal-tebinayana...

Madaxtooyada Somaliland oo Markii u Horreysay Qaab-casri ah loo Dayactiray iyo Dhismeyaal lagu Kordhiyey (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey...

Odayaasha Beesha Ciise oo ka hadlay sababaha ay Xildhibaannadu isaga xasileen Goleyaasha Deegaanka Saylac iyo Lughaya

Xariirad (SLpost)- Odayaasha beesha Ciise ayaa ka hadlay sababta iscasilaaddii ay ku dhawaaqeen xildhibaannadii uga soo baxay goleyaasha deegaanka Saylac iyo Lughaya. Odayaashan oo ka...

Dhismaha Wasaaraddii labaad oo Kharashkeeda looga qoondeeyey Miisaaniyadda oo la dhagax-dhigay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa dhagax-dhigtay dhismaha Wasaaraddii labaad oo kharaska dhismaheeda laga bixinayo Miisaanadiyadda Qaranka ee sannadkan. Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Cali...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img