Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Ujeeddada Kulan maanta Dhexmaray badhasaabka Maroodijeex iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka MaroodiJeex ayaa Maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka, waxaana kulankaas lagaga wada hadlay dardargalinta hawlaha Shaqo ee ay...

Buug cusub oo lagu Wanqalay Qolka hurdada: Qisooyin iyo cilmiyo ku duugan

Berbera (SLpost)- Madal ay Ilyartu is qabatay oo si heersare ah loo soo agaasimay, oo lagu daahfuray bug cusub oo lagu magacaabo Qolka Hurdada ...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Dhaqanka oo ka Digtay Xatooyo Dalxiiseyaasha Shisheeye Kula Kacaan Duur-joogta iyo Aasaarta Qiimiga ah

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Md Cali Siciid Raygal, ayaa dalxiiseyaasha Shisheeye uga digay inay bililiqaystaan taariikhda Qadiimiga ah ee dalka. Wasiir Cali...

Maxkamadda Ciidamada ee Maamul-goboleed Puntland oo xukun Dil ah Ku Ridday laba Qof oo ku eedaysnaa inay Al-shabaab ka tirsan yihiin

Garoowe (SLPOST) — Maxkamadda ciidamada maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa maanta xukun ku ridday 2 nin oo ku eedeysnaa in ay ka tirsan yihiin...

Xubno ka tirsanaa Kooxdii hoggaankeedu nabadda qaatay ee SSC oo maanta Si weyn loogu soo dhaweeyey caasimadda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Saraakiil sar-sare oo ka tirsanaa Kooxdii SSC ee hoggaankoodu baaqii nabadda Madaxweynaha Somaliland u hoggaansamay, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa,...

Xisaabiyihii Guud ee Ciidanka Booliska oo Shil Baabuur ku Geeriyooday maanta

Hargeysa (SLPOST)-Alla ha u naxariistee waxa shalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Rashiid Sheekh Axmed Cige oo ahaa Xisaabiyihii Guud ee Ciidanka Booliiska Somaliland, ayaa...

Haweenaydii Kaliga Ahayd Ee Ku Jirtay Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Is-casishay

Hargaysa(SLPOST)-Xildhibaanad Faadumo Jaamac Ileeya oo ka mid ah golaha Guurtidda Somaliland, ayaa maanta laga aqbalay iscasilaad ay golaha u soo gudbisay ka dib markii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img