Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

XARSHIN: Magacyada dad lagu xidh-xidhay iyo tacaddiyada joogtada ah ee Liyuu Booliis

Jigjiga (SLpost)- Dawladda kililka shanaad ee Itoobiya, ayaa dad shicib ah ku xidh-xidhay deegaannada Xarshin  hoos yimaadda qaarkood, halkaas oo ay hore dil ugu geysteen...

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay tallaabada Soomaaliya ku faro-galisay Maxkamadeynta Cali Samatar

Hargaysa (SLPOST)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii  kaso yedhay madaxweynaha somaliya kaga codsaday waddanka Maraykanka inay ka noqdaan Maxkmadda la saarayo Maxamed...

Hoggaamiyaha Urur-diimeedka XISBULLAH oo Xabsiga loo taxaabay

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada ammaanka Magaalada Hargeysa, ayaa maanta xabsiga u taxaabay  Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo hoggaamiye u ah urur-diimeed lagu magacaabo Xisbullah oo...

Murashaxa Madaxweynanimada UCID-da Cusub Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Golaha Barlamaanka Ee Gobolka Minnesota iyo Khudbaddii Uu Madashaasi Ka Jeediyey + SAWIRRO

Minnesota (SLpost)- Musharraxa Mansabka Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Khudbad ka Jeediyey Golaha Barlamaanka ee Gobolka Minnesota ee...

Qurba Joogta Soomaalida Oo Lacago Soo Gaadhsiiyeen Aabo Jidhkiisu Dubka Ka Dhacayo Oo Si Weyn Boorama Ugu Xanuunsanaya +SAWIRO

Borama (SLpost)- Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool daafaha dunida ayaa deeqo lacageed oo kala duwan waxa ay soo gaadhsiiyeen Barre Xasan oo ah Aabo...

Waa La Sumeeyey! W/Q: Ceelaabe

Aduunka oo dhan waxa laga Maqlaa dad lagula kacey falal isku day dil ama lagu Khaarajiyo Qorsheyaal aan Sharci aheyn.Qofkastaa Sidii iyo Habkii ilaahey...

Dadka Somaliland waa daacad dulqaad badan Burcose waxay noqotay mid ka duwan tii hore – W/Q: Ahmed Suleiman

Waad salaamantihiin dhamaantiin, Waxaanse Maanta Qalinka u Qaatey in aan  Qoraalkan idiin soo Gudbiyo ,Markii aan arkey dad badan oo Mareegaha iyo War Sidayasha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img