HomeHaweenaydii Kaliga Ahayd Ee Ku Jirtay Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Is-casishay

Haweenaydii Kaliga Ahayd Ee Ku Jirtay Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Is-casishay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargaysa(SLPOST)-Xildhibaanad Faadumo Jaamac Ileeya oo ka mid ah golaha Guurtidda Somaliland, ayaa maanta laga aqbalay iscasilaad ay golaha u soo gudbisay ka dib markii afar sanadood ay kali ku ahayd golaha Guurtidda.

Fadhigiii maanta  ee galaha Guurtidda oo uu shirgudoominayey gudoomiye ku xigeenka 2aad Siciid Jaamac ali ayaa laga hor akhriyey iscasiladda ay golaha ka dalbaday in laga ogolaaddo inay banayso xilkii ay ka haysay golaha Guurtidda, waxaana si aqlabiyad ah loogu ogolaaday iscasiladaasi ay soo dalbatay.

faadumoIscasilaaddan haweenaydan ku kalidda ahayd golaha Guurtidda ayaa waxa ka ogolaaday inay xilkaasi banayso 45 xildhibaan, halka laba mudane ka aamuseen, gudoomiyuhuna aanu codeyn.

Xildhibaan Faadumo Jaamac Ileeya ayaa u  sheegtay xidhibanada golaha gurtida in ay xanun oawgii iyo gababsi ay usu casishay isla markana ayna wax dhib ah ka tirsanay nin mudanayasha golaha gurtida somaliland ,lakin marki danbe oo ay qarkamid ah warbahinta kula hadlaysay xarunta galaha dhaxdeda ayaa waxa ay sheegtay in markii  ay  ku kaliyeysatay  golaha, isla markaaana afar sanadood ay kaligeed ka ahayd wax haweenay ah, taasina ay mushakilad ku noqotay in ay sii dhaxfadhido waxayna ay shegtay in ayna wax dhib oo kale ayna ka tirsanaynin golaha gurtida somaliland ,

Waxayna ay ku bilowday marki ay warbahinta la hadlaysay, “Waxaana waayey bidhaantii dumarka  Muddo afar sanno ah,  waxaan ku jiray golaha guurtida taasi oo aan keli ku ahaa, waxaana iga soo dhacday kali nimada  waxayna ila noqotay in aan booskii baneeyo  meeshuna maaha meel loo soo gudbi karo, markii horena waan  ogaa in aanay haween kale ku jirin, balse  waxaan arkay in aanay jirin wax kale oo haween ah oo ku soo fool leh golaha”ayaa ay tidhi xildhinadu,

Faadumo  Jaamac oo ah haweenayda kaliya ee ku jirta golaha Guurtidda, isla markaana ah haweenay uu dhaqdhaqi jirtay araimaha bulshada ayaa sheegtay in aanay haweenku ku habooneyn golahan gurtida , waxayna ay tilmaman tay in ay kali ku noqotay golaha, taasina ay ku dhalisay inay xilkaasi ay u haysay golaha banayso, madaama oo ay adagtahay inay haweenku soo galaan golaha guurtida, isla markaana si nasiib ah ay iyadu uga mid noqotay golaha ka dib markii odaygeedii oo golaha guurtidda ka mid ahaa ku geeriyooday qaraxii 2008 dii ka dhacay xarunta madaxtooyadda ee dadka badani ku dhintay taaso ay soo buxisay iaydu waxana hada lo malaynayaa in qofka ka mid ah xafadedu uu soo buxiyo,

 

 Somalilandpost

Hargaysa 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories