Guddoomiyaha Kulmiye oo faahfaahiyey natiijasa Kulan ay Maanta yeesheen Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbigaasi
Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyay magacyadda xubnaha ay gudigga qaban-qaabadda xisbigaasi u doorteen maanta Hoggaankooda. Sidaasna waxa...
Xinka Siyaasadeed ee Xaawalayda Xukuumadda : Faallo: Weriye Maxamed Xarrago
Berbera-(SLpost)-Haweenku way i dhaleen, way ii dhaxday, waanaan dhalay, dhib iyo ceeb hayga filanina inaan dhowro mooyee. dhulyow badan baa la yidhi, “Haweenoow idinkaa hormood...
Somaliland’s National Consultation and Rectification Forum welcomes an accord reached by the three National Parties
By Kader I. Kariye – Hargeisa (SLpost)- The National Consultations and Rectification Forum which is called in Somali, has welcomed that the three National parties...
Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka oo shaaciyey aragtida ay ka qabaan heshiiska Saddexda Xisbi ku go’aamiyeen Qabsoomida Shirka DOODDA QARAN
Hargeysa (SLpost)- Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa gacmo-furn ku soo dhawaysay go’aanka ay saddexda Xisbi-qaran sida wada-jirka ah iskula qaateen qabsoomidda Shirka Doodda...
“Qaadhaanka Waddada Sanaag Saddexdii Bilood Ee Wasiirka Waxbarashada Amartay Waa Naga Dhan Tahay Waxase Hadhay Wixii Aynu Ku Darsan Lahayn” – Guddoomiyaha Waxbarashada Sanaag
Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Sanaag Aniis Saalax X. Xasan Ayaa shir-jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay wuxu kaga hadlay dhaqaalaha waxbarasho ahaan muddada...
Madaxweynaha Somaliland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Hal-abuurro Da’yar ah oo ku soo Baxay Tartan-suugaaneed dhowaan loo Qabtay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo isaga oo ku guda jira dhiirigelinta iyo taageerada uu la garabtaagan yahay dhalin yarada dalka...
Mashruuca Xaal bixinta Oo Noqday Jiif Oo Jaq!
Waxaa maalmahan danbe soo shaac baxay mashruuc la yidhaahdo xaal ayaan ka bixinayaa hadii wax lagaa sheego, oo weliba mashruucaasi waxa gadhwadeen ka ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

