Monthly Archives: December, 2013

spot_imgspot_img

SOMALILAND: Xubno Muddo badan Dibad-meer ahaa oo Xukuumaddu soo-dhawayn ballaadhan ugu samaysay magaalada Hargeysa

Hargaysa (SLpost)-  Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo dhaweysay Xubno in badan dibad meer ahaa oo ku shaqaysan jiray magaca Awdal state, kuwaas oo uu...

DHARAARO XUSUUSTOOD (Prof Maxamed Siciid Geed – Qaybtii 13aad) ~ “Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu waxa uu ahaa Axmed Cabdi Xaabsade oo Harti ah, Madaxweynuhu waxa...

Waxa arrintaas ka marag kacaya burburkii uu keenay nidaamkii askarta ee Hanti-wadaagga lagu sheegay iyo kii Nidaamkii Daraawiishta ee diimiga lagu sheegay. Waxa horumarka iyo nabaddu ku jirta isla jaanqaadka hab-dhaqanka beesha ku dhisan ee hadda bulshadu ku nooshahay iyo habka maamulka dhexe ee casriga ah ee la higsanayo. Waxa uu kala hiilin doona isbeddelka wax-soo-saarka dhaqaale ee bulshaddu hadba heerka uu gaadho. Inta ka horaysa waa inaanay kala xidhiidh furan labada hab ee la isku wadaa si xeegona, xeego u noqoto ilkana u badbaadaan.

‘DURBA MIYAAD ILLOWDEEN’ – Qormo Khamiis leh ah (Q.1aad) – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

 ‘Waar hooy dadkaygow, Laba daan dhexdoodiyo, Dalqo bahal qof galayoo, Dirqi iyo tu’ fool adag, Dibaddawgu soo baxay, Halkii shalayto lagu dilay, Ma dareemi waayee,   Durba miyaa illowdeen, Duunyadeenni dhacantiyo, In u deynki...

DHEGAYSO: Guddoomiye CIRRO oo Wasiirro Xukuumadda ka tirsan ku Eedeeyey Hagar-daamaynta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxmaan  Maxamed C.laahi Cirro si weyn usoo dhaweeyey Taageerayaal tiro badan oo   ku soo Biiray Xisbigiisa oo...

Xubin ka mid ah Guddi loo Xilsaaray Xal-u-helidda Khilaafka Wasaaradda Warfaafinta oo Kulan Ibo-fur ah la yeeshay Hawl-wadeennada Wasaaraddaas

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar oo Xubin ka ah Gudi ka Kooban Sadex Wasiir oo Madaxweynaha Somaliland u...

MUSTAXIIL: Ciidamada Liyuu Booliska Ismaamulka Soomaalida oo Dad Shacab ah ku Laayey Soohdinta u Dhaxaysa Itoobiya iyo Somaliya

MUSTAXIIL (SLpost)- Ciidamada Liyuu Booliska ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, ayaa la sheegay inay 15 Qof oo shacab ah ku laayeen Degmada Mustaxiil ee ku...

SHEEKO KALE KEEN: Garyaqaan – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Iyada oo kiis la qaadayo ayaa nin garyaqaan ahi  yeedhay markhaarigii u horeeyay oo ahayd islaan da’ weyn. Inta uu ku dhowaaday ayaa wuxu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img