BURCO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Xadhigga ka jaray KAWAAN Casri ah (SAWIRRO)
Burco (SLpost)- Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Md Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaacil (Saylici), ayaa maanta Xadhigga ka Jaray Kawaan Cusub oo hab Casri ah loo dhisay,...
Somaliland oo Heshiis Horumarineed oo Dhaqaale badan ku Baxayo si wada-jir ah ula saxeexatay Waddamada Ingiriiska iyo Denmark
Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta heshiis horumarin ah la saxeexday wufuud ka socday dalalka Ingiriiska Iyo Dermark, waxaana...
Tacaddiyada Haweenka loo geysto iyo Tirada Kufsi-wadareedyada oo Heerkii u Sarreeyey Ka Gaadhay Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madal lagu daah-furay olole ka dhan xakamaynta xad-gudubyada Haweenka lagula kaco oo todobaadkan lagu qabtay Magaalada Hargeysa, isla markaana ay soo qaban-qaabisay ...
Danjire Qaybe: Ruug-caddaagii Diblomaasiyadda Soomaaliyeed (1930kii – 2013ka)- Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale (Qormadii 2aad)
Waxaynu dhex maaxaynaa Danjire Qaybe oo inoo waday taariikh-nololeedkiisii oo aanu idiin ka soo rarnay ama idiin ka soo qaadnay Buugga uu kaga tegay...
Nuxurka Warqad Xambaarsan Ashkato ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Xisbiga UCID u Gudbiyey Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa madaxweynaha Somaliland u gudbiyey dacwad ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Md Cali Maxamed Waran-cadde oo...
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xarun Caafimaad u dhagax-dhigay Deegaanka Dacar-Macaan
Dacar-macaan(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed ayaa Shalay Dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo laga hir-geliyay Deegaanka Dacarta oo ilaa 60KM dhinaca Koonfur Galbeed kaga...
Dhegeyso:Madaxweynaha Somaliland iyo Madax kale oo Saaka ka qeyb galey Aaskii Qaran ee loo sameeyey Marxuum Qeybe
Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha j/ Somaliland iyo madax kale oo ka tirsan xukuumada ayaa saaka si balaadhan uga qeyb galey Aaskii Qaran ee loo sameeyey...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

