Wasaaradda Duulista Oo Beenisay In Lagu Leeyahay Dayn ka baxsan Miisaaniyadooda
Hargeysa (SLpost)-Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Somaliland ayaa beenisay in war lagu baahiyay qaar ka mid qalabka warbaahinta oo sheegay in xafladii xil...
Kulan Lagaga Hadlayay Kaalintii ay haweenka ka qaadan karaan Siyaasadda oo lagu qabtey Borama
Boorame (SLpost)-Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal waxaa maanta ka furmay kulan balaadhan oo ay soo qaban-qaabisay Dalladda Haweenka ee Negaad kaas oo lagu gorfaynayo...
DHEGEYSO:Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegay inay Somaliland garab taagantey Madaxweynaha Kiiniya Uhuro
Hargaysa(SLpost)Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegay inay Somaliland garab taagantey Madaxweynaha Kiiniya Uhuro iyo xaqdarada ay ICC ku wado. Hoos guji oo ka Dhegeyso http://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2013/11/Hadalkii-wasiirka-khaarijiga-Biixi.mp3 Somalilandpost.net Hargaysa
Jaamac Oomaar Seed oo Maalintii Afraad Ku Xidhan Xabsiga Gabbood+Ehelladiisa oo Laga Horjoogsaday Inay Booqdaan+Sababaha loo Aanaynayo Xadhigiisa
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xabsiga dhigay Guddoomiyaha ahna Mulkiilaha Shirkadda Ganacsiga ee Oomaar Trading Co. Ganacsade Jaamac Oomar Seed oo Ka...
Xisbiga Kulmiye oo Soo Dhaweyn u sameynaya Xildhibaano ku Biiraya.
Hargeysa(SLpost) Xisbiga Kulmiye ayaa La Filayaa in Maalinta Axada ee Todobadka Soo socda ay soo dhaweyn u sameyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ee...
Guddi ka socota Guurtida Oo Ka Warbixiyay Wajiga 2aad Ee Xal u helida Xiisaddii Xariirad
Borama (SLpost)-Waxa maagalada Boorama maanta soo gaadhay wafti ka socda golaha Guurtida oo u xil saaran xalinta shaqaaqadii ka dhacday degaanka Xariirad, waftigan oo...
Madaxweynaha Somaliland Oo Wefti Ka socda Kenya ku Qaabiley Qasriga Madaxtooyada una Bandhigay Qoddobo muhiim u ah labada Dal+Sawiro
Hargaysa(SLpost)-Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland. Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay weftigii ka socday dalka Kenya ee maalintii shalay dalka booqashada ku yimid....
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

