HomeAbwaan Hadraawi oo ka warramay xaaladdiisa Caafimaad ka dib xannuun maalmii ugu...

Abwaan Hadraawi oo ka warramay xaaladdiisa Caafimaad ka dib xannuun maalmii ugu dambeeyey ku hayey Burco

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Burco (SLpost) Abwaanka Weyn  Caanka ah  Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) ayaa Maalmihii ugu danbeyey ku xanuunsanayey Magaalada Burco ee Gobolka Tog-dheer, kadib markii uu dhawan ka soo laabtay Socdaal uu ku tagay Dalka Ingiriiska.

Abwaanka oo Qaar ka mid ah Warbaahintu ku wareysteen Gurigiisa magalada Burco ayaa ka hadlay Xaaladiisa Caafimad isaga oo sheegay in cafimaadkisu aad u fiican yahay.

[DAAWO] – Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo SOMALI CHANNEL la yeeshay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

Waxaanu yidhi. “Waan Xanuunsanayaa, runtii xanuunkaasi oo ah mid aan la yaabay oo ah mid dhulku uu ila a wareegayo, wakhtigan waan ladanahay dawooyina waan qaatay, Computerna waa laysaaray waxana lay sheegay in Xanuunkani aanu ahayn mid halis ku ah  cafimadkayga, Lakiin illahay ayaa caafimadka haya illahay uunba og sidda ay waxnoqondoonan.”Ayuu yidhi.

Abwaanka ayaa la waydiiyey in Sababata Xanuunkani uu yahay mid ku qotoma safarada dhaadheer oo uu caalamka ugu baxo iyo waliba qudbada dhaadheer ee uu jeediyo waxaanu yidhi.

Waxaanu yidhi. “Bini’aadamku waa iska diciif, dee qofka noloshiisa in uu isbanbaaniyo oo uu isilaaliyo,  nasto, dee naftu waa ku amaano ee uu ilaaliyo, laakiin waa dhab in dee socdalada iyo hadalada badan ee aan jeediyo kulanada ay ka mid tahay arrintan oo dee aan anigu caado u leeyahay wixii layga bahdo haddii aan xanunsayo in aan fuliyo, oo dee waxaad moodaba in aan nafta kalifayo oo aan galiyey dardar badan.”Ayuu yidhi

Somalilandpost.net

Burco

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories