HomeADDIS ABABA: Najiitada kulan laba geesood ah oo markii labaad muddo laba...

ADDIS ABABA: Najiitada kulan laba geesood ah oo markii labaad muddo laba bilood gudahood Dhexmara Xukuumadaha Somaliland iyo Ethiopia iyo waxyaabaha laga wada-hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo socdaal Shaqo ku jooga dalka Ethiopia, ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Xafiiskiisa Raysal-wadaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Debedda Itoobiya Mr Tedros Adhonom.

New Image000
Kulanka dhexmaray labada Masuul oo ah kii labaad ee ay yeeshaan Muddo laba bilood gudahood ah, ayaa laga wada hadlay arrimo khuseeya Ammaanka, xidhiidhada dibloomaasiyadeed iyo ganacsi ee labada waddan.

New Image

War saxaafadeed

“Wasiir Arimaha Debeda iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamhuuriyada somaliland  H; E Mohamed Bihi Yonis, ayaa maanta kulan gaara kula yeeshay xafiiskiisa Raysal wasaare ku xigeen ahna wasiirka arimaha debeda Ethiopia H; E Tedros Adhonom kulankan oo qaatay saacad iyo badh waxay labada masuul iskula falanqeeyeen xidhiidhka   soo jireenka ah ee walaaltimo ee ka dhexeeya labda wadan Somaliland iyo Ethiopia , waxayna  si gaara labadan masuul si gaara diirada ugu saareen arimaha nabad gelyada, siyaasada ,dhaqaalaha iyo mashaakilaadka ka jira mandaqada iyo sidii iskaashi looga yeelan lahaa kulan kan oo ahaa kii labaad mudo labo bilood ka yar  waxaa labada masuul midba gaarkiisa u balan qaaday in xidhiidhka walaaltimo iyo iskaashi ee labada wadan Ethiopia iyo somaliland la sii xoojiyo lana dardar geliyo”.

Axmed Yusuf Cilmi(Suudi)

Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibedda &Iskaashiga Caalamiga

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories