Monthly Archives: October, 2013

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda u Manno-sheegtay: “Dadkii Lacagta Bixinayey Ee Adhiga Bixinayey Ee Geela bixinayey Iyo Hablihii Dahabkooda Bixinayeyba WADDANI Ayey Ahaayeen”

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdlaahi (Cirro) ayaa sheegay in Xisbiga WADDANI laga faafiyey barabogaando khaldan oo ku...

HARGEYSA: Mudane ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo Caawa ka Badbaaday Isku-day Dil lala beegsaday

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Saaxil, ayaa ka bad-baaday Isku-day...

Magacaabista Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo Badka soo dhigtay Khilaaf Huursanaa oo u dhexeeyey Xisbiga iyo Xubno ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo uu dhawaan Magacaabay Guddoomiyaha Xisbigaas Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo shaac bixiyey qorshe siyaasadeed huursanaa oo...

Shirkadda Pontus Marine Oo Ka War-bixisay Hawl-galkeedii dalka gudihiisa iyo dibadiisaba

Hargeysa(SLpost)- Shirkadda Pontus Marine Ltd ee maal-gashiga ayaa kalluumaysiga dalka ka bilowday, ayaa tafaasiil ka bixisay tallaabooyinka ay qaadeen mudadii koobnayd taasi oo ay...

Four Swedish Nationals with Somali Origin were last night Shot dead in Stockholm

Stockholm (SLpost)- Four young Swedish nationals with Somali Origin were last night shot down in cold blood outside a Takeaway center in the Stockholm. Police...

Maayarka Magaaladiisa hore uga Mamnuucay Siyaasiyiinta MADASHA WADA-TASHIGA oo Mar kale ka hadlay Aragtida uu ka Aaminsan yahay Dhismahooda Sharci

Boorama (SLpost)- Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa ku dooday in saxaafaddu ka leexisay hadal todobaadkii hore ka soo yeedhay, kaasi oo uu ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img