Monthly Archives: October, 2013

spot_imgspot_img

Jahawareerka Iyo Khiyaamada Mucaaridka – W/Q: Khaalid Cali Cilmi

Dabeecadaha aadmiga ee kala duwan aya sababa in siyaabo kala duwan u arkaan ugana jawaban arrimo isku mid ah, taasi oo ku xidhan fikirka...

Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI oo xukuumadda ku eedeeyey inay Dabin khiyaamo u maleegayso Xorriyadda Saxaafadda Madaxa-bannaan

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa si adag u cambaareeyeen xeer qabyo qoraal ah oo horyaala golaha Wakiillada kaas oo la doonayo...

Shirkadda Tamarta Sterling oo ku soo Biirtay Baadhista Shidaalka ee Block-ga Oodweyne

London (SLpost)- War laga soo saaray  suuqa ganacsiga saamiyada ee London ayaa shaaca ka qaaday in shirkada tamarta Sterling ay heshiis la gashay shirkadda...

Mucjisooyinka Xukuumadda Maanta iyo waxyabaha ay kaga Duwan tahay Xukuumadihii hore ee Dalka Soo maray – Faallo: Weriye Mustafe Teacher

Jamhuuriyadda Somaliland waxa 22kii sannadood ee ay jirtay soo maray illaa4 xukuumadood oo kala danbeeyey, iyadoo mid walba dhinac focus ka ama xoogga  saaraysay,...

Saxaafadda Madaxabanaan Oo Ka Digtay Xeer Dabar Ah Oo Loo Soohay Oo Ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dabada Ka Riixayso

Hargeysa (SLpost)-Saxaafadda madaxabanaan ee Somaliland ayaa ka digtay halista ku duugan xeer ay guddiga arrimaha bulshada golaha wakiiladu diyaariyeen oo la doonayo in dhawaan...

Madaxweyne Siilaanyo sheegay in taageerada beesha Caalamku siiso Somaliland ay wax weyn ka Beddeli karo Xaaladda Mandaqadda Geeska Afrika

Hargeysa ()- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magaalada ka furay kulan dhexmaray Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga ah iyo hay’adaha Xukuumadda Somaliland, kaas...

DHEGEYSO: Marwo Faadumo Siciid oo Xukuumadda ku dhaliishay Farogelin ay ku samaysay Xarunta Daryeelka Darbijiifka Hargeysa oo Guddooyaheedii Dorraad Xabsiga loo taxaabay

Hargaysa (SLpost)-Marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID, ayaa ka hadashay Xadhigga lagula kacay Guddoomiyihii Xarunta Xannaanaynta Darbijiifka oo dorraad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img