Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Ethiopian Airlines suspends Somaliland flights citing poor infrastructure

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopian Airlines has suspended its services to the Somaliland towns of Berbera and Hargeisa owing to sub-standard infrastructure. Flights between Addis Ababa...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay u hoyda Degmo Marti-gelinteeda ay ugu dambaysay 25 sanno ka hor iyo Soo-laabashadiisa maanta ee Caasimadda

Baligubadle (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey oo xalay u dhaxay Gobolka Hawd Magaalo madaxdiisa Baligubadle, ayaa...

DECLARATION of the 13th MELAKA INTERNATIONAL YOUTH DIALOGUE participated by Somaliland’s SONYO Umbrella

Melaka (SLpost)- Chairman of Somaliland’s National Youth Umbrella (SONYO) Mubarik Tani, has participated the 13th Melaka International Youth Dialogue summit which was held in...

PARKING:Dhulka sow Anigu Ma Lihi! – W/Q: Ceelaabe

Dhulkaa inagu Yar,Wadooyinkaa Cidhiidhi ah,Baabuurtuna wey inagu soo badaneysaa.Dedaalka Wado sameynta iyo Dhagax dhigiduna Dhinac Ayuu ka socdaa.Caro kaawada iyo Daamurka durba Daadku qaadayaana...

Shir-guddoonka HOODAALE oo Shaaciyey Wakhtiga Rasmiga ah ee uu Furmayo Shirka Beel-weynta SACAD MUUSE

Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka Shirka Hoodaale ee Beelaha Sacad Muuse, ayaa shaaciyey wakhtiga rasmiga ee uu furmao Shirka Hoodaale isla maraana in la dhammastiriyey Hawlihii...

DHAXALKA CIGAAL UGA TAGAY BEESHIISA: “Ina Cigaalbaa Somaliland madax u ah Xaq idinkaga Lumayaa ma jiro, Laakiin Nin Ciise Muuse ah baa dalka ka...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynahii 2aad ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Naxariistii Janno Eebbe ha ugu Deeqee, ayaa weedho dhaxal-gal ah uga tagay Beesha uu...

Doodda Xeerka Cashuur-kordhinta ah ee Xukuumaddu u gudbisay Golaha Wakiillada oo Xumaddeedu Sababtay inay Is-Faro-saaraan Mudaneyaasha Mucaaradka iyo Kuwa Muxaafadku

Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maalintii saddexaad Ku Guddo jira Dooda Xeerka Horumarinta Waddooyinka oo uu dhawaan Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland hor keenay,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img