“Haddii aanu furan-kari weyno waxaanu rajeynaynaa inuu shacbigu int ay annaga (Golaha Wakiilada) gudaha noogu soo galaan uu dibada naga dhigo, oo Siilaanyo iyo...
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile,oo ka mida Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay inuu wakhtigan dalku marayo xaalad xasaasiya oo khatara oo aan...
Siilaanyo:Gabowdaye Guurtida ku Biir,Qormadii 14 Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe
Deeley Dareenley Rag Allow Madooxaa Ma Dilaaciyaa Nabar - ‘Waa markhaati Ma doon iyo Muran-reeb, waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno, waa manfac aynu leenay...
‘..Madaxweyne Cigaal oo wax Saluugsanaa ayaa u bogay Sheekadii, aroortii dambena waxa uu xilkii ka qaaday Laba Wasiir oo Habar Awal ah” -Prof M....
Qormadii 8aad Xasanow xoolodhaqasho iyo haddaad xilli ka weynaatid Saw dharaaro tegay xusuustood dib uma soo gocatid Dharaarahan waxa meel kasta lagaga hadlayaa garoonka Cigaal...
Xukuumadda Somaliland oo shaacisay go’aan cusub oo la xidhiidha Duulimaadyada Ethiopiam Airlines ee Somaliland
Hargeysa(SLpost) Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa caawa shaaca ka qaaday in shirkadda diyaaradaha Itoobiya Air-line ay berri si rasmi ah Duulimaadyadeedii uga bilaabayso madaarka...
Raysal Wasaare ku-xigeenka Itoobiya oo qaabilay wasiiro Somaliland ah
Addis ababa(SLpost) Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya , Dr Tedros Adhanom, ayaa kulan balaadhan xafiiskiisa magaaladda Addis-ababa kula yeeshay Wefti...
Khasaaraha Iska-horimaad caawa Shacab Hubaysan ku dhexmaray Ceerigaabo, Qaybo ka mid ah magaalada oo Korontadu ka go’day iyo Ujeeddada uu Salka ku hayo
Ceerigaabo (SLpost)- Inta la ogyahay Afar Qof ayaa ku dhaawacmay iska horimaadyo rabsho wata oo caawa ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

