Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha SONYO Oo Xaaladda Tahriibta Somaliland Ku Soo Bandhigay Shirweynaha Caalamiga Ah Ee Dhallinyarada Adduunka

Kuala Lampur (SLpost)- Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Mubaarak Ismaaciil Taani ayaa ka qayb galay shirweynaha dhallinyarada adduunka oo sannadkan si gaar...

Qarannimadu waa Deeq u baahan in la wada Daryeelo

 “Qarannimada Jam. Somaliland  waa deeq iyo darajo RABBI inoogu deeqay oo innaga mudan inaynu dhammaanteenba daryeelo. Qarannimada iyo wada-jirku waa sida keliya ee aynu...

“Caafimaadkii dad badan oo aan ehel u ahayn ayuu gacanta ugu jiraa, laakin waxay taagan tahay wakhtigii sharciyadda lagu soo dabbaali lahaa”

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa sheegtay in Caafimaadka ka baxday gacmaha dawladda, , una gacan galay dad...

Muxuu sameeyey? – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Isagoo maraya meel aan naga fogayn oo u socda si ay ku jirto miyir qab, maamus qab iyo milgo qab, ayuu gaadhi ordaya oo...

Is-moodsiiska Galaaftay Siyaasadda Masar (Qaybtii 9aad) – Colaadda Biyaha Niil-ka (Nile) Iyo Saamaynta Geeska Afrika – ( Baadhitaan Saxaafadeed) Xog-Ururin – Qalinkii Xassan Cumar...

Taladii Masar waxaa ay dib ugu soo laabtay haraadiga maamulkii Husni Mubarak. Ciidamadu muddo lixdan sannadood ah ayay ku amar-ku-taaglaynayeen dalka. Isla markaa, ciidanku waxaa ay hibanayeen sannad keli ah oo ay ka maqnaayeen xukunka. Sidaa awgeed, waxaa ay dan moodeen inay inqilaab ku muquuniyaan xukuumaddii la soo doortay ee Xisbiga Xoriyadda

Xukuumadda Somaliland oo Sababaysay Bixitaanka Shirkadda GENEL ENERGY: “Mashaariic shisheeye oo aad u waawayn ayaa jirta oo ka soo horjeeda in dalkani uu u...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horreysay shaaca ka qaadday in Shirkadda Genel Energy ee baadhista Shidaal ka wadday gobolka Togdheer ay ku...

“Safarka Madaxweynaha ee Gobolada waxaa lagu qarinayaa Musuqa iyo cadaalad-darrada baahsan ee dalka ka jira” – WAR-SAXAAFADEED

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa safarka madaxweynaha Somaliland ku marayo gobollda Bari ee dalka iyo mashaariicda uu deegaamadaas Xadhigga kaga jaray,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img