HomeKA BOGO Nuqulka Rasmiga ah ee Xeerka CASHUUR-KORDHINTA ee Mudaneyaasha Golaha Wakiillada...

KA BOGO Nuqulka Rasmiga ah ee Xeerka CASHUUR-KORDHINTA ee Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ay Maanta Ansixiyeen iyo Magacyada Xildhibaannada DIIDAY

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod ku ansixiyey xeerka takaaliifta Horumarinta waddooyinka Somaliland, ka dib dhowr maalmood oo mudaneyaashu ka doodayeen xeerkan.

Fadhiga maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu Shir-gudoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, waxa madasha ka soo xaadiray 70 Xildhibaan oo ka mid ah 82 Xildhibaan ee aqalkaasi ka kooban yahay.

58 Xildhibaan ayaa u codeeyay meel-marinta xeerkan, waxa diiday 8 Xildhibaan, halka 3 kalena ay ka aamuseen, sidaasi ayaanu ku hirgalay xeerkaasi.

Xeerkan oo dood adag ka dhex dhaliyay Aqalka Wakiiladda ayaa intii dooddiisu socotay, waxa golaha ka soo xaadiray Xildhibaannado aan tiradoodu ka badnayn 44, kuwaas oo badankoodu ka soo horjeeday meel-marintiisa, iyada oo mudaneyaasha mucaaradka ahi ka tiro-badnaayeen dhiggooda muxaafadka ee ka qayb-qaadanayey doodaha laga sameeyey xeerkan.

XEERKA MUDANEYAASHA GOLAHA WAKIILLADU ANSIXIYEN AYAA ISBEDDELKA KA MUUQDAA MUUJINAYAA IN LAGA DHIMAY QADDARKA LACAGEED IYO MUDDADA AY XUKUUMADDU UGU SOO GUDBISAY QABYO-QORAALKII XEERKAN.

Haseyeeshee, Marka la shidaal-qaato aqlabiyadda mudaneyaasha Golaha ee Ansixiyey Xeerka, waxa muuqanata in kuwii mucaaradka ahaa ee ka soo horjeeday aanay marka horeba dhab ka ahayn diidmada ansixinta Xeerka.

Sidoo kale, Marka la isbarbardhigo tirada mudaneyaasha maanta ka soo xaadiray golaha iyo tirada xildhibaannada ka qayb-galay fadhiyadii lagaga dooday xeerka, waxa muuqata in xukuumaddu hawl-ballaadhan u gashay inay Hurdada ka soo toosiso tiro ku dhow Soddomeeyo xildhibaan oo caadaystay inaanay sida caadiga ah ka qayb-gelin fadhiyada caadiga ah ee Golaha.

Magacyada 8-da Xildhibaan ee Ku Gacan-saydhay Ansixinta Xeerka

1. Xil. Ibraahim Mahdi Buubaa.

2. Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog).

3. Xil. Maxamed Faarax Qabile.

4. Xil. Saleeban Yuusuf Cali Koore.

5. Xil. Cali Xaaji Maxamed.

6. Xil. Maxamed Xaaji Maxamud Cumar Xaashi.

7. Xil. Baar Saciid Faarax.

8. Xil. Ibraahim Jaamac Cali (Reyte).

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Nuqullada Xeerka wax ka beddelka iyo Kaabista lagu sameeyey ee Golaha Wakiilladu maanta Ansixiyeen.

XEERKA GOLUHU MAANTA ANSIXIYEY

22

334455

QABYO-QORAALKII XEERKAN.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories