“Garawshiiyo waa muhiim, laakiin…” – W/Q: Axmed Ismaaciil (Axmed Deeq
Maqaal, sheeko, gabey, ruwaayad, sawir kartoon iyo wax kasta oo farriin lagu gudbiyo marka aad la kulanto waxa lagama maar maan ah inaad ku...
Madaxweynaha Somaliland Oo ka Qayb-galay munaasibad loo sameeyey 411 Arday oo ka Qalin-jabiyay Jamacadda ADMAS + SAWIRRO
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta shahaadooyinkoodii gudoon siiyay 415 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda ADMAS ee Magaaladda...
TACSI ku Socota Qoyska Ilmaha Maxamed Cakuulo
Dhammaan maamulka iyo hawl-wadeennada Shabakadda Somalilandpost.net waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ilma Maxamed Cakuule, gaar ahaan Wariye Khadar Maxamed Cakuule oo...
Somaliland: Nin Muddo 13 Sanno ah u Xidhnaa Fal-dambiyeed Aanu Geysan oo Xoriyaddiisa loo soo Celiyey
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa Xorriyadiisa u soo celisay nin u dhashay dalka Itoobiya oo muddo 13 sanno ah Xabsiyada ugu xidhnaa...
Somaliland: An Open Letter To President Silanyo
Since we have founded this Forum on July 10, 2013, we have made amply clear our readiness and desire to meet with Your Excellency in order to discuss and exchange ideas about the current political, social and economic State of the Nation as well as the opportunities, challenges and threats that are presently facing our country. Some of the serious concerns which we harbor about the conditions prevailing in our nation have been publicized in the national media.
“Aniga oo ah Wasiirka Qorshaynta Somaliland (1997 – 1999), ayaa arooryo si lama filaan ah Madaxweyne Cigaal iigu yeedhay oo yidhi ‘Geesow bal galabta...
Fiiro gaar ah: qeybo ka mid ah warbaahintu waxay dorraad daabaceen qoraal la ii nisbaynayo oo aanan anigu qorin, balse la iga been-abuuray inaan ka hadlay Shirka Sacad Muuse ee Agabar, waxaan leeyahay shaqo kuma lehi, Xaafadi waxay xaafad ugu wareegtaa waa xasarad.
MADASHA WADA-TASHIGA oo sheegay in Xukuumadda Siilaanyo Tira-badnaanta Golaheeda Wasiirrada ku darsatay wada-shaqayn la’aan Barriinsatay Hay’adaheeda kala duwan
Hargeysa (SLpost)- Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku tilmaantay inay tira-badnaanta Golaheeda ku darsatay habacsanaan iyo wada-shaqayn la’aan mid waliba...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

