Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Position Paper: Xukuumadda Maraykanku Waa In Ay Joojisaa Dagaalka Dhinaca Warbaahinta Ee Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africom Ku Haya Shacabka Iyo Dalka Somaliland

Anagoo ah dhaqdhaqaaqyada dimuquraadiyad doonka ah ee Somaliland kana kooban jilayaasha aan duwaliga ahayn, ururada bulshada rayidka ah iyo difaacayaasha xuquuqda aadamiga waxanu si wadajir ah ugu midownay diidmada adag ee aanu kaga soo horjeedno weerarada dhinaca warbaahinta ee ay sida joogtada ah ugu gaysto mareegta Sabahionline oo ay leedahay xukuumada Maraykanku iyada oo maalgalinta toos uga hesha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaarada Afrika (AFRICOM).

Sarkaal Hore uga tirsanaan jiray Kooxda Al-Shabaab, Rag ay Saaxiibbo ahaayeenna Qudha laga Jaray, oo Sheegay inuu ka Goostay Kooxdaas

 Nairobi (SLpost)-  Omar Hammami oo ka mid ahaa dagaal-yahannada ajaanibka ah ee ka tirsanaa kooxda Al Shabab ee ka hawl-gasha gudaha dalka Somalia, ayaa...

Dawlada Hoose oo Bilowday Banneynta Iyo Dhismaha Wejigii 2aad ee Waddada Boqol Iyo Kontonka oo lagu Xidhayo JIdka Laamiga ah ee Berbera

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa ahna Maayarka Caasimada dalka Md.Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTECO) ayaa sheegay inay maanta si rasmi ah u bilaabeen banaaneynta...

Milicsiga Shirarkii ay hore u soo qabsatay Beesha Sacad Muuse (Qaybtii 3aad) – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Shirkani wuxuu ka dhacay deegaanka la yidhaa Geed-deeble oo waqooyi kaga began Hargaysa. Ujeedada shirkan ayaa ahayd sidii looga arrinsan lahaa doorashada baarlamaanka oo dhacaysay wakhigaa, in yar ka dib, sidii loogu guulaysan lahaa lix kursi oo degmada Hargaysai ka sharaxnaa. Shirkani wuxuu ahaa shir siyaasadeed.

Shirkada Coca Cola (S.B.I) Waa Shirkad Dalka Ku Soo Kordhisay Shaqo Abuur , Baahi Badan Oo Dalka Ka Jirtayna Dabooshay, Korna U...

Waxaan marka hore u mahadnaqayaa ILAAHA ina siiyay awooda aynu wax ku qorno waxna ku akhrino kuna kala garano xumaha iyo Samaha. Intaa ka dib...

“Tolow Saleebaan-gaal Ma Gu’baa u Kordhay Mise Garaad?” – Suldaan Xirsi Qani

Hargeysa (SLpost)- Suldan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa qoraal uu xalay soo gaadhsiiyey Wargeyska Ogaal ku naqdiyey feker guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan...

ABAAL-LAAWE: Hoggaamiye aan Hoggaamin Lahayn – Cali Guray ~ Q.4aad

Run ahaantii guusha SNM marka hore waxay ku xidhnayd dagaalka qoriga oo ka socday jiidaha hore waa nay iska ba yarayd inta ku xidhnayd...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img