HomeDawladda oo si jaahilnimo iyo caddaalad darro ku dheehan tahay ku wada...

Dawladda oo si jaahilnimo iyo caddaalad darro ku dheehan tahay ku wada hawlaha cilmi-baadhis u baahan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Annaga oo ah Somaliland Diaspora Professionals (Europe Middle East and Africa), waxa aannu uga digaynaa Wasiir Xirsi cawaaqibta xun ee ka iman karta hawlgalka uu wado ee uu ku rabo in uu ku dhiso wadooyinka uu Somaliland is leeyahay dhagax dhig:

Marka hore waddooyinku waxa ay leeyihiin cilmi lagu eego oo loogu talogalay waddada habka ay u leexanayso, degriiga iyo cabbirka ay kor-u-kac iyo hoos-u-degga oo kulligood cilmi xisaabaad ah ku dhisan. Waxa cilmigan ku jira cilmiga habka isbeddelka xawaaraha, habsocodka gawaadhida kala duwan iyo cilmiga badbaadada waddooyinka.

Markaa waddadan Berbera – Hargeisa waxa ay dhaaftay oo dhamaaday xisaabaadkii lagu dajiyay markii ay mari jireen 50 gaadhi maalintii, waxana ay u baahnayd in si fiican baadhitaan loogu sameeyo oo la dajiyo habka ay waddo qaadaysa gawaadhida maanta iyo kuwa 20-ka sano ee soo socda loo diyaariyo.

Tani waa hawshii la siiyay shirkadda Yurubta ah ee Xirsi ku hor joogsaday ninka la yidhaahdo Paul Smith xarunta madatooyada badhtankii Oktoobar 2012 markii loo shaaciyay in waddada shirkad yurub ah ay EU-du siinayso.

Haddii maanta sidaas uu xirsi waddada ku sii wado waxa ka dhalanaya xawaadis/aksidhanno badan oo waddadu sababayso, in xawaaraha ay gawaadhidu kordhiyaan iyaga oo iswaydaaranaya oo laalaabadkeeda loogu talo galay in ugu badnaan lagu wado xawaare 80km/h ah.

Ta labaad, waxa sharciga baal marsan in uu shirkad qof leeyahay uu kontraad ku siiyo waddooyinka iyada oo aan Tender lagu samayn. Tani waxa ay sii xoojinaysaa kalsooni darrada loo qabo dawlada uu maamulo Xirsi iyo madaxtooyadiisaba.

Shirkadda Hono group waa shirkaddii lacagta badan ku cuntay airportka ee galisay wax 1 milyan ka yar iyada oo aan lagu kordhin 1 guri iyada oo garoonkana “1 layer” uun la saaray.

Sida kale waxa 200 oo kun oo dollar ay ku qaateen waddada madaxtooyada hor marta iyada oo aan marnaba sida xorta ah ee sharcigu dhigayo la soo dhigin xarunta qandaraasyada ee Somaliland.

Waxa aannu Dawladda Somaliland ka codsanaynaa in ay xaqdhawraan sharciyada dalka oo ay si caddaalad ah ugu shaqeeyaan dalkooda.

SDP EMEA

—————————————————————————————————

Somailand Diaspora Professionals waxa isku kaashaday khubaro u dhalatay dalka oo meelo sarsare kaga jira shaqooyinkooda adduunka ay ka hayaan. Waxa ay xubnahayagu ka hawlgalaan UK, Germany, Holland, France, Denmark, Italy, Qatar, Saudi Arabia, Egypt, Ethiopia, UAE.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories