HomeMadaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismeyaal loo Hirgelinayo Wasaaradda Boosaha iyo Maktabadda Qaranka...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismeyaal loo Hirgelinayo Wasaaradda Boosaha iyo Maktabadda Qaranka (DHEGAYSO)

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

IMG_0065Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa maanta dhagax-dhigay Dhismaha Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Maktabada Qaranka (National Library) taas oo Madaxweynuhu ugu deeqay dhulka loo qorsheeyay in laga Hirgaliyo.

Madaxweynaha oo ay weheliyaan Qaar ka Mid ah Golihiisa Wasiirada, Xildhibaano iyo Madax kale, waxaa warbixin ka siiyay Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Wasiirka Wasaaraddaasi Md Maxamed Jaamac Abgaal oo tilmaamay qiimaha ay Wasaaraddaasi ugu fadhido dalka, waxaanu Madaxweynaha uga Mahadceliyay dhagax-dhigidda Dhismaha loo hirgelinayo Wasaarada Boosaha iyo Is-gaadhsiinta oo ahayd wasaaradda ugu dhismaha liidata hay’adaha Dawladda ee Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Md Maxamed Jaamac Abgaal oo ugu horreyn madaxweynaha ku soo dhaweeyey Wasaaradda, ayaa sheegay in dhismaha Wasaaradda markii u horreysay ay hirgelisay dawladdii Ingiriiska sannadkii 1947-kii, waxaanu sheegay in dhismaha cusub ee laga hirgelinayo xarunta Wasaaradda Boosaha ay noqon doonto mid la jaan-qaadda isla markaana lagula xisaabtamo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee Is-gaadhsiinta dalka.

IMG_0058

DHAGAYSO

dhagax-dhigga Siilaanyo ee Maktabadda

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories