HomeBeesha Isaxaaq Carre oo Shir guud ku dooratay Beddelka Suldaan dhowaan Geeriyooday

Beesha Isaxaaq Carre oo Shir guud ku dooratay Beddelka Suldaan dhowaan Geeriyooday

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Suldaan-MaxamedHargeysa (SLpost)- Beesha Isaxaaq Carre oo ka mid ah Beelaha Habar-Yoonis, ayaa shir guud oo ay maanta ku yeelatay magaalada Hargeysa waxay kaga wada hadleen ciddii buuxin lahayd booska Suldaankii ugu weynaa Salaadiinta Beeshaas Suldaan Xasan Warsame Shire oo dhawaan ku geeriyooday Daad ku qaaday Dooxa Dacar Budhuq isaga oo wakhtigaas ka mid ahaa Wefti isugu jira xukuumadda iyo madax-dhaqameed gurmad ugu amba-baxay deminta shaqaaqo dhowaan laba beelood ku dhex-martay gobolka Sanaag.

Shirkan ahaa mid ay u dhamaayeen Cuqaasha, wax-garadka iyo Odayaasha saddexda ardaa ee Beeshan Isaxaaq Carre ka kooban tahay, ayaa ugu horeyntii waxa loogu duceeyey Marxuumkii Geeriyooday Inuu ilaahay naxariistii Jano ka waraabiyo.

Sidoo kale, waxa laysku afgartay in booska bannaanaaday buuxiyo Maxamed Suldaan Xasan Warsame oo ah Wiilka Curad ee Marxuunka, iyadoo gabagabadiina waxa madasha loogaga Duceeyey in Illaahay u fududeeyo Suldaankan Cusub ee Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Warsame Shire oo todobaadan si rasmi loo caleemo-saari doono.

Dhinaca kale, waxa madasha la iskula qaatay in Suldaanka cusub (Suldaan Maxamed Suldaan Xasan) la Caleemo-saaro Maalinta Khamiista ee bishu tahay 12 September 2013 iyada oo lagu Caleema-saari doono Hotelka KAAH ee Magaalada Hargeysa.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories