Monthly Archives: September, 2013

spot_imgspot_img

Ummad Waxa Mideyn Kara, Wax Ka Weyn Damac Shakhsi iyo Xisbi

Markii uu socday halgankii dalka lagu xoreynayey, umaddu waxa ay laheyd hal hadaf oo si cad loo qeexey oo lagu sheegey luqad mutacalimka, badowga,...

Milicsiga Shirweynihii UDUB (Feb/2009) iyo Saadaasha Xisbiga KULMIYE (Dis/2013) – Qaybta 1aad

Waa horraantii gu’ga 2009ka waxaana socday abaabulka shirweynaha Xisbigii UDUB oo dib u dhacay xilliyo door ah. Xubno ay ka mid yihiin C/Laahi Xuseen...

Iska soo tukada! – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Meel cidhif kaga taala maskhink uu jiifo ayuu ka soo jeedaa, waxa xaga dambe ka soo taageeraya laba barkimo oo aad moodo in laba...

Dhalmadu dhul kuma xidhna! – W/Q: Axmed-nasri Daahir Xuseen

Deeqaha waa weyn ee uu Rabbi siiyo addoomihiisa waxaa ka mid ah ubadka. Maahmaaban tidhaa “ madax dad ALLUNBA laga helaa” imisa lacag iyo...

Wasiirka Madaxtooyada oo Golaha Wakiillada Hor-geeyey Xeer Xukuumaddu Cashuur-kordhin ku samaynayso Dhoofka Xoolaha Nool iyo Waddo-marista (DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta markii labaad todobaad gudihii hortagay Golaha Wakiillada oo uu ka jeediyey warbixin...

Wasiir Xagla-toosiye oo Talooyin Dhaxal-gal ah u Jeediyey Prof Cali Khaliif Galeydh (DAAWO)

Dubai (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa ugu baaqay Prof Cali Khaliif Galaydh inuu ka waan-toobo colaadda uu ka abaabulayo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img