Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Dagaal afka ah oo uu Mareykanku ku qaaday Ruushka oo magangeliyay ninka fashiliyay sirta badan iyo noocyada macluumaadka uu bixiyay

London (SLpost) Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu dib u qiimayn ku samayn doono xidhiidhka uu dalkiisa la leeyahay Ruushka.Barack Obama ayaa sheegay in loo...

Gudida Qiimaynta Darajooyinka Ciidammada Oo Sheegay In La Eegayo Cabashooyinka Jira

Hargeysa ( SLpost ) Guddidii qiimaynta darajooyinka ciidammadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u qiimayn doonaan oo ay darsi doonaan wixii...

MADAXWEYNE SIILAANYO OO IFTIIMIYEY MAWQIFKA SOMALILAND EE SHIRKA BRUSSELS, MUHIIMADDA DEREJOOYIMKA CIIDAMADA, GOLAHA WADATASHIGAN LA GARNAQSADAY

  Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shaaca ka qaaday inaanay Somaliland ka qeyb geli doonin shirka dhawaan lagu wado in...

Ciid wanaagsan dhamaan umada muslinka ah meelkastoo ay joogaan

Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada shabakadan Somalilandpost waxay hambalyada ciida udirayaan umada muslinka ah oo ay leeyiin Ciid mubaarik sanadkaa kiisa ku gaadha caafimaadqab...

Shirka beesha Sacad Muuse ee qabsoomiddiisa loo muddeeyey 17-bishan oo diyaar-garowgiisa ka Bilaabmay tuulada Agabar ee gobolka Gabiley

Hargeysa (SLpost)Waxaa calay isugu yimid tulada Agabar Salaadiin, Madax dhaqameed, Gudigii qaban qaabada iyo Dad magac iyo maamuus ku leh beesha Sacad muuse, ku...

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyey Dhammaystirka In ka badan Toban Kun oo Ciidamada Somaliland ah oo Muteystay Derejooyin u Dhexeeya Alifle ilaa Sarreeye Gaas

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay soo saaray Xeer madaxweyne oo uu ku dhaqan-geliyey Bixinta hormada labaad ee derejooyinka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img