Baanka Barclays oo Mar kale Waqti Dheeraad ah u Ogolaaday Shirkadda Dahabshiil
London (SLpost)- Baanka gaarka looga leeyahay dalka Ingiriiska ee Barclays ayaa mar kale waqti dheeraad u ogolaaday wadashaqaynta kala dhaxaysa shirkadda Dahabshiil, iyadoo go’aan uu hore bangigu ugu gaadhay inuu xidhayo xisaabaadka xawaaladaha ay ka hadheen maalmo koobani. Wadahadallo u socda Baanka Barclays iyo shirkadda Dahabshiil oo la xidhiidha wadashaqayntooda, ayaa mar kale madaxda Bangigu ku go’aansadeen inay muddo bil kale ah siiyaan wadashaqaynta ka dhaxaysa shirkadda Dahabshiil ee u fududaysa lacagaha ay ka dirto gudaha dalka Ingiriiska.
Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeerro Kedis ah shalay ku maray Madaarka Diyaaradaha iyo Jidadka Xaafadaha Caasimadda (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta duhurkii kormeer kedis ah ku maray Garoonka Diyaaradaha ee Egal international Airport ee...
Nuxurka Dacwad xambaarsan Gabbood-fallo uu geystay Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland oo loo gudbiyey Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC)
Garowe (SLpost)- Dacwad liddi ku ah madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Faroole, ayaa loo gudbiyey Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC, iyada oo...
21 wiil oo dhallinyaro ah kuna Eedaysnaa Kufsi-wadareed oo xukun dheer oo ah 5–10 sano inta udhaxeysa Maanta lagu riday
Hargeysa ( SLpost) Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta inka badan labaatan wiil oo ku Eedaysnaa kufsi-wadareed ay kula kaceen Laba Hablood oo Reer Hargeysa...
Radio SLPOST: Shir jaraa’id oo ay Golaha Wada tashigu ku beeniyeen inay balantii ka baxeen
Halkan ka dhageyso isagoo dhameystiran
Maxkamadda Ciidamadda Somaliland oo Dil Toogasho ah ku xukuntay Askari
Hargeysa(SLpost) Maxkamadda Ciidanka Somaliland darajadeeda koowaad oo manta soo gabagabaysay Dacwad ku saabsanayd Askari dhawaan breaJidka Dawga Cad ku toogtay dirawal ka mih ah...
Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Suldaan-kii guud ee beesha Ayuub oo Xalay ku geeriyooday Magalada Hargeysa.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI MADAXWEYNE Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Golayaasha Qaranka, Ehelkii,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

