Monthly Archives: August, 2013

spot_imgspot_img

Musharaxa madaxweynaha xisbiga UCID mudane Jamaal Cali Xuseen oo casuumaad ka heley dowlada Sweden .

Hargeysa ( SLpost) Musharaxa Madaxtinimada ee Xisbiga UCID Mudane jamaal Cali Xuseen oo  aanu wareysi ka qaadney ayaa noo sheegey inuu uboqooli doono dalka...

Gudiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo hambalyo udirey gudigii darajo qeybinta ciidamada

Hargeysa (SLPost)- Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo ay  shalaysi wada-jir ah  Shir-jaraa'id u qabteen Guddoomiyaha Guurtida, ayaa madaxweynaha iyo guddidii qiimaynta...

Radio SLpost: Gudoomiyaha Golaha Guurtida iyo Gudida guurtida oo hambalyeeyey Gudidii darajo bixinta

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Galaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay wehelinayeen gudida joogtada ah ee golahaasi ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay...

Jaamacadda ADMAS Oo Xaflad U Samaysay 7 Arday Oo Ka Qalin Jabiyey Jaamacaddaa Oo Helay Waxbarasho Dibadeed

Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda ADMAS University College qybteeda magaalada Hargeysa, ayaa xalay xaflad u samaysay toddoba arday oo hore uga qalin jabiyey jaamacadda, kuwaas oo...

Radio SLpost: Xasan Ciise oo faahfaahiyey asbaabaha keenay muranka Golaha Wada tashiga, Ciddii fekerkiisa hindistay, Doorkii KULMIYE ku lahaa Aasaaskiisa Iyo Arrimo kale

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedkii ku hadhay doorashadii deegaanka ee Xaqsoor Muj. Xasan Ciise Jaamac, ayaa  daboolka ka qaaday in Xubno ka tirsan Xisbiga talada...

Radio SLpost: Xaaji Cabdi Waraabe oo Ka Hadlay Derejooyinka Ciidanka iyo baaq uu umada Somaliland ugu diray inay ka qeybqaataan dhismaha maktabada Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi Waraabe), ayaa xukuumadda Somaliland ku ammaanay derajooyinka ay u qeybisay...

Natiijada kulan noociisu ugub ku yahey Awdal oo dhexmarey wasiirka Boosaha iyo Madaxdhaqmeedka gobolka

Boorama (SLpost)- Wasiirka Wasaarda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Maxamed Jaamac Abgaal ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal, kulankan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img