Monthly Archives: July, 2013

spot_imgspot_img

Wasiirka iyo Ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta oo MAANTA Si Rasmi ah Xilka ula wareegay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Md. Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad), ayaa si rasmi ah xilka wasaaraddaas ugu wareejiyey Wasiirka cusub ee...

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo Cambaareyn Kulul kaga Fal Celiyey Xukunka lagu Riday Masuuliyiinta Wargeyska Hubaal

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag u cambareeyey xukunka lagu riday Masuuliyiinta Wargeyska Hubaal iyo Xayiraadda la saaray Wargeyskaas oo...

Saxaafadda Madaxa-bannaan ee Somaliland oo Kulan loo Dhanyahay ka Yeeshay Cabudhinta Xukuumadda Siilaanyo ku hayso Warbaahinta, Bayaan-na ka soo Saaray Xukunka Masuuliyiinta Wargeyska Hubaal

Hargeysa (SLpost)- Shir balaadhan oo ka dhacay hotelka Maan-soor oo ay maanta iskugu yimaadeen Hoggaanka Qaybaha kala duwan ee Saxaafada madaxabanaan ee Somaliland oo...

Maareeyaha iyo Tifaftiraha Wargeyska Xayiran ee Hubaal oo Xukunno kala Duwan lagu Riday iyo SOLJA oo Cambaareysay

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa maanta xukun xadhig iyo ganaax iskugu jira ku riday masuuliyiinta wargeyska madaxa-bannaan ee HUBAAl oo loo xayiray dacwad...

A way Forward for Somaliland Youth

Somaliland youth are the back bone of Somaliland nation and they are the future leaders of this nation . The life of the young...

Tartan ciyaareed loogu talagay xuska maalinta 26 June oo lagu qabtay magaalada Oslo.

Koobkan loo dhigay dhamaan dhalinyarada Somaliyeed ee ku nool wadanka Norway ayaa waxaa kharashkii ku baxayay gabi ahaanba bixiyay shirkada Dahabshiil Norway. Sanadwalba maalinta 18 May,...

Somaliland: Hargeisa Regional Court Sentences Two Journalists

Hargeisa Regional Court convicted the editor and the manager of Hubaal newspaper. The judge pronounced his verdict today, 3rd July 2013. He sentenced to...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img