HomeCurashada Bisha Barakaysan ee Ramadan oo la filayo Habeen Dambe oo Arbaca...

Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadan oo la filayo Habeen Dambe oo Arbaca ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

khaliil

Hargeysa (SLpost)- Adduunweynaha Islaamka, ayaa si xooggan looga diyaar-garoobayaa soo dhawaynta curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo la filayo inay bilaabanto Habeen dambe oo Arbaco ah.

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in Curashada bisha Barakaysan ee Ramadan ay buugan tahay Habeen Dambe.

Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sh. Khaliil oo caawa u waramayay Idaacadda Hargeysa, waxa uu Sheegay inaan caawa la arag curashadda bisha Ramadaan isla markaana aan laga soo sheegin dalalka aynu isku Madlaca nahay, sidaa darteed, waxa uu Wasiirku xusay in la dhamaystirayo Soddonka Bisha oo maanta ku buuxsamaya, waxaanu sheegay in Maalinta Arbacada ay Ramadaan Kow Tahay.

Wasiirku waxa uu ugu baaqay Guud ahaan Shacabka Somaliland inay ka faa’iidaystaan Fadliga bisha Ramadaan isla markaana ay Khayr iyo Acmaal Wanaagsan ku dhammaystaan.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh.Khaliil Cabdilaahi Axmed waxa uu uga digay dadka Kariya Cuntooyinka Maalin-nimada ay dadku sooman yihiin in laga qaadi doono talaabooyin adag oo ciqaab ugu filan.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories