HomeQiimaynta qaabkii ay u Qabsoomeen Cayaaraha Goboladu iyo Khaladadkii soo Maray...

Qiimaynta qaabkii ay u Qabsoomeen Cayaaraha Goboladu iyo Khaladadkii soo Maray si loo Toosiyo Mustaqbalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hassan AbdalleWax kasta oo dunida la qabanayo waxaa lagu gabagabeeyaa qiimaayn guud si looga faaiidaaysto waxyaabihii la soo qabtay ,sidaa daraadeed  waxaa waajib ah in qiimaayn guud lagu sameeyo cayaarihii Gobolada ee dhamaaday inagoo marnaba aan ka tageeyn waaqiciga dhabta ahaa ee aay ku sugnaayeen habsami u socodkii cayaarahaas.

Waxaa kaloo muhiima in umadu qiimaayso laakiin aan lagu saleeyn amaan iyo dhaliil aan munaasib ahaayn waxaan ku saleynayaa qiimaayntan hab aqooneeyd iyo waaya aragnimo ku qotanta isla markaana aan uga gol leeyahay in laga faaiidaaysto mustaqbalka in la saxo waxyaabaha degdega loo qabanayo.

Aan u soo noqdo Mawduucan muhiimka ah ee qiimaaynta waxaan ku bilaabayaa waxyaabihii aay bulshadu ka faaiidaaysatay una riyaaqaaysay ee aay ka dhaxleen 20kaa cisho ee aay socdeen cayaaruhu waxaa ka mid ahaa.

1-      Garoonka oo si wanaagsan loo sharxaay gaar ahaan gidaarada oo shirkaduhu ku xardhanaayeen taasoo aay shirkaduhu fahmeen qiimaha xayeeysiiska iyo sponserka mustaqbalkana  la filayo in aay  ka sii wanaajiyaan.

2-      Qalabka  cayaartooyda iyo garsoorayaasha  oo la gudoonsiiyay ka hor intaan cayaaraha la bilaabin kana qaaybqaatay bilacda tartanka.

3-      Live TV dadku kula socdeen ilaa bilawgii tartanka gudo iyo debadba sharafna aay inoo ahaayd arinkaasi mahadna aay leeyihiin tv yadii hirgaliyay iyo shirkadihiiba.

4-      Sawirqaadayaasha oo soo baahinayay sawiro aad u qurux badnaa iyo wariyayaasha ku hawlana baahinta oo karti dheeraad iyo codkarnimo muujiyay guulaaysta.

5-      Gudoomiyayasha Gobolada oo horkacayay Goboladooda dadaalna la garabtaagnaa.

6-      Ciidanka Ilaalada garoonka oo aad ugu hawlanaa nabada Garoonka kana soo dhalaalay kaalintoodii.

7-      Madaxweeynaha Jamhuriyadda  somaliland oo qiimeeyay tartanka isla markaana furay cayaaraha taasoo ahaayd sharaf weeyn Goboladii ku guulaaystana ku qaabilay salaan sharafeed madaxtooyada.

8-      Cayaartii Fainalka oo cayaartooydu muujisay xilkasno walaalnimo iyagoo isku haneeyay guusha cidii heshay.

9-      Taageerayaasha oo si sharafi ku jirto ku soo galaayay kuna dareerayay intii tartanku socday

Maxaa Qaldanaa oo Muhiima in laga Faa’iidaysto.

1- Xidhiidhadii Cayaaraha kala duwan oo aan hogaaminaayn tartanka (sports federations) .

2- Jadwalka oo soo baxay goor dambe ayadii aay ku qornaayd far qalin taasoo aan runtii ku haboonaayn cayaaro la qabanaayo.

2-Xadhig loo adeegsaday kooxdii togdheer ee cayaaraha laga reebay .

3-Madaxda Qaar oo si cad udhex galayay ama ka doodaya  garoonka dhexdiisa.

4- shruucda cayaaraha caalamiga ah oo aan la qiimaayn lana baal maray.

5- Qaaybinta Jaaisadaha oo lagu fashilmay gaar ahaan kala reebista gool dhalinta oo an faahfaahinba laga sii bixin tartanka ka hor.

6-Kooxdii Orodada  Daadmadhedh oo aan lala simin dhigoodii.

Waxaa kaloo jiray khaladaad farsamo laakiin la sixi karo hadii  la kobciyo aqoontooda gaar ahaan garsoorayaashii cayaaraha qabanayay .

F.G:  Qiimaayntan waxaay ku qotantaa fikrado badan oo aan weeydiiyay dhalinyartii daawanaaysay cayaaraha.

Alla Mahad leh

 Hassan Waraabacadde

G.H. Cyaaraha Somaliland, Norway

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories